DHAGEYSO: Dadka Dhuuso mareeb Oo Go’aankooda Dawlada Cadeeyey

0
38

Kadib Marxalad kale ay gashay Dhuuso mareeb oo khilaaf la kowsaneysa Bilo kadb ayaa hadana waxaa Shacabku ay sheegeen meesha ay la safan yihiin.

Gudiyada iska soo horjeeda Ee Dawlada Dhexe iyo Galmudug ukala magacaabeen Arimaha Doorashada dhaceysa ayaana la sheegay in dadka labo daraf kala geysay.

Qaarkood waxay taageereen go’aanka Dawlada iyadoo kuwo kale Shacabka Magaaladaasi jooga ay Garabka Sheekh Shaakir la safteen.

Hadaba Culeyska ugu weyn ayaa ah in Hardan kale laga baqanayo iyo in lagu dagaalamo Siyaasada Cakiran Ee Galmudug.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA

LEAVE A REPLY