DHAGAYSO:Villa Somalia Oo go’aan aan la fileen qaadatay

0
40

Dawlada Soomaaliya ee Hadda Waddanka Xukunta waxay khasaarisey Fursad qaali aheyd.
Waxay Dawlada Hanan kartay Amniga Dalka oo dhan hadii ay ka faa’iideysan laheyd,balse taas ma dhicin.

Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisal Wasaare Kheyre waxay iska indho tireen Kacdoonkii Shacabka ay ka qaadeen Musiibadii Soobe.

C/raxmaan Yuusuf Dujaana ayaa hore usoo noqday taliyihii Sirdoonka Puntland waxa uu sheegay in la dayacay Fursadii Weyneyd Ee Dawlada Heysatay.

Xitaa Ciidanka AMISOM waa laga maarmi lahaa,Kacdoonka Shacabka hadii la hubeyn lahaa,waa fursadii Labaad ee Villa Soomaaliya Khasaarisey marka loo eego sida Loogu soo banaanbaxay Farmaajo Doorashadiisii oo aad loo taageeray.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA

LEAVE A REPLY