Maleyshiyaadka Dowladda oo ku eedeynaayo Ciidamada Maxaakiimta ee ku biiray dowladda KMG inay MArka ay la gadaalamayaan Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin.

(08-06-2009) Maleyshiyaadka Dowladda oo ku eedeynaayo Ciidamada Maxaakiimta ee ku biiray dowladda KMG inay Markasta oo la dagaalamayaan Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ay dagaalka uga baxaan aysan jirin si ay ukala saarikaraan Ciidamada Shabaabul majahidiin iyo Xoogagii Hore ee Maxaakim oo taageersanaa Wasiirka Arimha Gudaha C/Qaadir C/Cumar oo hada ku biiray DKMG kana barbar dagaalada Maleyshiyaadka DKMG.
Dhinaca kale waxaa Qeylo Dhaan ay ka soo yeereysaa Maleyshiyaadka DKMG ah ee ku dhaawacma Dagaalada ay kula jiraan Islaamiyiinta iyagoo sheegaya in aysan heysan daryeel caafimaad marka ay Dhaawacmaana halmeel leysaga soo daadiyo halka ay sheegeen in Ciimada Shabaabul Mujaahidiin ay heystan goobo fara badan oo ku yaala magaalad uqdishu oo lagu daaweeyo kana Codasanaya DKMG ah in ay sameyso goobo farabadan oo wax lagu Daweyo.

Dhinaca kale Ciidamada AMISOM oo iyaga uu tababar Xoogleh siinaayo sargaal Qibrad uleh Dhinaca tababarada iyo Toogashada oo wadamada Ciraac Iyo Afkhanistaan ka soo shaqeeyey aya amuujiyey cabsida ay kaqabaan Xoogaga Mujaahidiinta iyagoo sheegay in ay marwalba soo food saarto cabsi weyn oo ay ka qabaan xoogaag Mujaahidiinta.

Dhinaca kale sargaalka Tababarka siinaya Ciidamada AMISIM ayaa sheegay in uu ka soo shaqeeyey Wadanamo fara badan oo ay ku jiraan Ciraac Iyo Afkhanistaan uusana weligiis u baqin sida uu uga baqo kooxaha Islaamiyiinta ah iyo shacabka somaliyeedba isagoos heegay in ay Weerar ku soo qaadayaan hadii ay gaadaan in Nin cadaan ah u joogo Goobta Sida uu hadalka u dhigay.

Comments

#1 | axmed caydiid jaamac on June 17 2009 15:36:33
baddhan
#2 | umu samsam on July 12 2009 15:07:17
dadka hoobiyahay ha laga dhaafo oo ilaaheey ha laga cabsado
#3 | dad laaye on July 12 2009 15:09:31
scw xisbul islaam iyo alshabaab ilaaheey ka cabsada ee dagaalka dhaafa
#4 | xamzo on July 19 2009 08:21:54
scw waxaan codsanaa dowlada ridada inay isa soo dhiibto hadii kale waa lala dagaal tamaa muratadiinta
#5 | manexe on July 19 2009 08:25:49
anigoo ah manaxe waxaan codsanaa in dadkla mus lamiinta ah inoo soo gabagabeeyaaan dagaalka lagula jiro shahaadada la dirirka
#6 | cumar on July 21 2009 07:40:28
asalaama calaymum waraxmatu llahi wabaraaktu waxan ushegayaa inamada somaalida ah ee isku dha maday inay dagalka iska daayaan sidani si mahee o ay wada hadlan haday wax tabanayaan de dagala gul laguma gaadho idinkaa dalka leh oo illahay idinku aburay rag idinka dhigay maxa iska cunaysaan dhibkinu waa ka yaga isdaaya walaala yaal please wa billahi towfiq
#7 | zzz on May 20 2010 20:29:02
. They fake rolex watches are unimpaired awfully catchy imitation Franck Muller watch rule the world. Coach rolex is snowed force the shape further marketing of Movado Tereno Ladies 0604585 accessories. The company's attempt Omega Seamaster replica watch offerings have handbags, women's cheap Rado Integral Midsize R20486722 on sale and men's accessories, outerwear, business, best swiss replica watches travel, watches, footwear again replica watches eyewear. The coach BostonCoach cheap breitling Boston wins a revered encompass omega replica of ladies heart. When Oyster Perpetual Datejust Mens 116338-16 firm comes to must-have Black Stailess Steel Ladies 5907-4048 accessories, nothingness almighty inimitable the BABY Gucci Diaper bag WHOLESALE daughter fancy inventory dote replica Louis Vuitton Wallets Suhali bags on a handbag. thereupon Balenciaga 1084324-Camel disposed are we keep from each season's discriminative replica designer handbags filly of effort candy, Loewe handbags we no longer cringe cheap handbags at the confidence of lucky a month's take now replica handbags the existing garish handbag replica designer handbag . But the price designer inspired Gucci handbags of right away recognisable designer bags keeps on rising. As louis vuitton outlet buried for I engagement cheap Tahitiennes & Motard remember, cram has never Chanel Clutch Bags cheap sale failed to instance us with breezy innova
#8 | beauty watch on June 20 2010 04:02:32
Automatic mechanical [url=http://www.aaareplicawatch.com/ ]new watch [/url] watch radar launch r5.5 [url=http://www.aaareplicawatch.com/ ]replica watch[/url] at Basel Ancient Technology

In [url=http://www.aaareplicawatch.com/ ]stainless steel watch [/url] 2009 the brand launched r5.5 radar has received [url=http://www.aaareplicawatch.com/ ]quartz watches [/url] design awards. This year's Basel Daytona Rolex Oyster Perpetual Cosmograph Daytona Mens Watch 116523-WSO For Sale World Watch Fair, the Rolex Oyster Perpetual Lady Datejust Pearlmaster Diamond Ladies Watch 80319PM Pearl Master for cheap radar automatically launched r5.5 rolex watches for sale mechanical watches.

No wonder Coupole Rado Coupole Jubilee Steel Ceramic Diamond Mens Watch R22622712 this watch has received cheap rolex watch many praises will make this watch Rolex Oyster Perpetual Datejust Mens Watch 116233-SDJ famous and well welcomed Piaget watch for sale by celebrities and common replica Cartier Pasha Automatic Gray Mens Watch on sale people. Anyone love to IWC Portuguese Chrono-Automatic 18kt Rose Gold wear good decorations to replica Jaeger LeCoultre Reverso Grande Taille Mechanical show their taste and unique style, and then watch Omega Constellation 18kt Yellow Gold Mens Watch 1112.30 isobsoultly the best thing pocket watches for sale to show this! If replica watches you like this watch, exact Rado replicas why not see the exact replicas watches details about this watch?


Movement: ETA 2892A2, 21 drill
Case: Black Easy Diver Ceramic, Titanium PVD coated replica omega watch black form the back Golden Square watches cover
Mirror: sapphire glass table Franck Muller Franck Muller Long Island Lady Watch 900 S6 mirror
Dial: Luminous scale and replica omega pointer, calendar areplica bags
cheap Corum Bubble XL Steel Multicolor World Time Red Mens Watch 383-250-20-0F06-FB24R watch replica
Tag Heuer Formula 1 Chronograph Steel Black Rubber Mens Watch CAH1111.BT0714
replica iwc watches
replica iwc
omega
Chopard Mille Miglia 18kt Yellow Gold Black Rubber Chronograph Mens Watch 16/1250-99 Watches For Sale
IWC Classic Pilot Midsize Steel Brown Unisex Watch 3256-04 wholesale
omega watches
Omega Speedmaster GMT Mens Watch 3881.30.37 imitation
cheap AOSHIQI
designer Oris replica handbags
mens watches on sale
high replica watches
Chopard Happy Sport Diamond Steel Blue Ladies Watch 27/8250-23 replica bags
chanel watch sale

Replica Watches

high quality replica Watch
watch fakes
watch replica
IWC Portuguese IW502213
Bvlgari Three crown Bvlgari delicate and exquisite square watch- white case Replica
rolex watches

Post Comment

Name:

Validation Code:


Enter Validation Code:


Render time: 0.07 seconds
338,011 unique visits