Navigation
BBC Somali
Somali Links
Warka dalkabuka acc IBCBET ??
Al-Shabaab.net
Aflax
Altaqwaa.com
AllSomali.com
Allceeldheer.com
Aftahan
BBC Soomaali
Banadir-city.com
Baraawecity
Cadaado.com
Daarulcilmi
Dalkanews
Godeynews.com
Gedonet.com
Galgaduudpost
Goobjoog.net
Hillaac.net
HornAfrik Online
Ilaqosal
Jowhar.com
Kismaayonews.Com
Kismaayocity.com
kaambooni.net
MarkaCadey.net
mujaahidiin.org
Mudug Online
Onkod.net
Puntlandpost
Puntlandonline
Qaadisiya.com
Shabelle.net
Simbanews.com
Saxwah.co.cc
Somalifans.net
Somalia Online
Somaali.com
Somalitalk
shoot dead
somalidoon.com
Somalitribune
Somalinews
Somali Mirror
Somaliswiss
Wayaha.com
Xamarnews.com
Xaasid.com
Tech Blog
Image Host
Login
Hay,adda UNHCR oo Diwan Gelis Ku Bilowday Qaxootiga Soomalida ah Ee Ku Nool Dalka
(01-08-2009)Diwaan Gelin Lixaad Leh oo Hay,adda Qaramada Midoobay U Qaabilsan Dhinaca Qaxootiga Ka Bilaawday Magaalada Cape town Ee Dalak South Africa Ayaa Waxa Ay Ku Sheegtay Inay Ku Cabireyso Xaaladaha Qaxootiga.
Monica iyo Andure oo Ah Howl Wadeenada UN-Ka Iminka U Qaabilsan Tirikoobkaan Ayaa Hoosta Ka Xariiqay Inay Bilaabeen Diiwan Geliskaan Maalintii Sabtida oo Ay Kubeegneed Taariiqda (25-07-09) ayna Ka Bilaabeen Magaalada Istaraan oo Hoos Tagta Magaalada Cape town Ee Dalka South Africa.
Axmed Bulxan oo Ah oo Turjoobanada Soomaalida Ayaa Sheegay In UNHCR Ay Dooneyso Inay Wax Ka ogaato Xaalada Qaxootiga Soomaalida Ee Wadan K/africa. iyagoo Xusay Inay Eegayaan Seddex Qodob Kuwaasi oo Hoos Ku Xusan.
1)Tirakoob lagu sameynayo Qoxootiga ku nool Cape Town iyo nawaaxigeeda gaar ahaanQoysaska si loo ogaado,
2) In Hay’addu wax u qabato Dadka aan Sharci heysan ama kuwa uu ka soo daahey si ay Dowlada S/Afrika ugu gudbiso.
3)Hadii ay jiraan Qoysas dhibaataysan gaar ahaan Haweenka raggooda lagu la’yey Wadanka in ay Saafaradaha Caalamka u weydiiyaan in la qaabilo si ay nabadgalyo u helaan,
Dadka iyagu Ka Qaybgalay Diiwan geliskaa Ayaa Marti U Noqday Cadceeda Iyo Daal Fara Badan kuwaasi oo Qaarkood Niyad Jab Hoose Ka Qaaday Qorista Aan Weli Gaarin.
Lama ogo Meesha Ay Ku Dambeyndoonto Diiwan Geliskaan Walow Soomaalidu Ay U Jahwareersan yihiin Cudurka Maskaxdooda Gale Ee Buufis.
Mustafa Xasan Wabax
Mustafaxasan737@hotmail.com
Xafiiska Warkadalka.com, Cape town South Africa