Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo soo bandhigay Muuqaalka iyo Magaca dagaalyahankii isku qarxiyey B/Weyne sheegayna in ay sameeyen Guuto loo gumagac daray Adan Cayrow

(21-06-2009)Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo soo bandhigay Muuqaalka iyo Magaca dagaalyahankii isku qarxiyay Balad Weyne iyagoona ku sii bandhigay Mid kamid ah shabakadaha  Internet-ka ee ay adeegsadaan Kooxaha Islaamiyiinta Caalamku ayaa xalay saqdii dhexe baahiyay bayaan sawirro wata oo ay uga hadlayaan habkii uu ufuley Ciqaabtii lamarsiiyey wasiirkii Abniga Qaranka DKMG ah iyo Xunihii kula sugnaa Hotelka Madiina ee magaalada B/Weyne iyagoona sheegay in uu Camaliyaasi fuliyey mid aka mid ah Guuto cusub oo ay hada sameeyen looguna Magac daray kooxdii macalin Adan cayrow.

Bayaanka lagu qoray shabakadaasi ayaa Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab  waxa ay ku sheegtay in uu Qaraxaasi Barakeysa uu fuliyey Mid ka mid ah Mujahaadidiinta Al shabaab oo lagaciisa Lgu sheegay Max,amed Deerow Sheikh Aden (Zubeyr) uuna Qaraxaasi ismiidaaminta aka mid  ayhay Go'aano ay ku gaareen Xoogag mujaahidiintu  in ay ku laayaan madaxda Sarsare ee  waxa ay ugu yeerer Xukuumada Ridada iyagoona sheegay in ay Sameeyeen Guuto gaar ah oo ay ugu magac dareen Hogaamiyaal Muhiim ah oo looga diley Dagaalo ay la galeen kooxo iyaga ka soo horjeeda iyo weliba qaar lagu diley Shirqoolo la soo maleegey.

Saraakiisha Loogu magac daray Guutadaan cusub ee loogu talo galay in ay mid mid ulaayaan Madaxda Sare ee DKMG ah ayaa waxaa kamid ahaa Hogaamiyiihii Sare ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab  Macalin Adan Cayrow,General Abu Sulaym (Timajilic) iyo C/Laahi salaad Hogaamiyayaashaas aya agabi good waxaa lagu diley gobolka Galguug halka Macalin Adan Cayrow isaga lagu diley shirqool ay soo maleegen reer galbeedku balse ay Fuliyeen masuuliyiinka tirsanaa Xukumadii Imbagathi iyo Siyaasiyiin iyo ganacsato Gabigood ka soo Jeeda Beesha uu ka dhashay ee Cayr.

Dhinaca kale Qoraalka ka soo baxay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab  ayaa waxaa lagu soo ban dhigay Waxgarad iyo Siyaasiyiin gabigood ay sheegen in ay uadeegayeen Waxa ay ugu yeeren Cadowga Illaaheyn oo ku nafwaayey Qaaraxaasi ismiidaaminta ahaa ee maalintii khamiisti ka dhacay Magaalada B/Weyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan, iyagoo markii ugu horeyseyba soo bandhigay wasiirkii Abniga Cumar xaashi ,safiirkii kOoxdii imbagthi ufadhinjirey Dalka Itoobiya C/Kariin Laqanyo iyo sidoo kale 6 sargaal oo sarsare oo ka tirsanaa xukuumada Itoobiya.

Waxaana sidoo kale ay qoraalkaasi ku sheegen in qaraxaasi ay ku nafwaayeen Saraakiil farabadan oo katirsanaa Waxa ay ugu yeeraan Dowladda ridada kuwaasi oo u badna akuwii lagu soo taba baray dalka Itoobiya balse magacooda lama shaacin iyo inta ay tiro la ekaayeen kuwaasi oo kuligood ku wax yeeloobey xarakii ka dhacay Hotel madiina ee Magalaada B/Weyne.

Xafiiska warqabadka Warkadalka.com ,muqdisho

Comments

#1 | Miskiin on June 21 2009 02:48:06
is qarxin, naftaada dil ah oo hadana ku dil dad badan oo aan wax galabsan, xaqooda meel ma aadayo, hadii cumar uu xumaa inta kale oo meesha iska joogtay ma xumaayeen. Allow naarta ku fogee midkii qof miskiin ah isku qarxiya sida kanoo kale, jahanamo ayaan alle uga barinay, is qarxin waa fulaynimee, geesiga xabadda isagoo ridaaya ayuu geeriyooydaa
#2 | saara on June 21 2009 02:53:36
SHAHAADADIISA ALLAH HA KA AQBALO, RABII JANATULMAWAA YAA RAXMAAN.
#3 | abdullahi omar on June 21 2009 03:32:00
inta niman lamid ah wiilkaanoo kale oo mujaahidka ah soomaaliya insha allahu cadaw maqabsan doono mana soo haweysan doono ilaahay idankii
#4 | faadumo on June 21 2009 03:36:41
alaahu akbar walilaahi l xamdu
#5 | xuundoow on June 21 2009 03:40:09
aloow ka aqbal shahaadada
waa geesi cadawgii
illaah gacan tiisa ku cadaabay
#6 | cifoow on June 21 2009 03:42:44
alaahu akbar
kufri kaadidiis aar waa la gubay eeygii aaa
hala gubo illaahna ha sii gubo
#7 | Sacdiyo Afrax on June 21 2009 03:42:53
Alow ada amahad leh Ilaahow inta dhimana sidoo kale u halaag oo somaliya nabad nooga dhig Amiin
Shihiidkaana u aqbal shihiid nimadiisa Amiin Amiin
#8 | Shamsudiin on June 21 2009 03:48:56
Allaaaaaaaaaaaahu akbar allaahumma acizal islaama walmuslimiin (Aaaaamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiinn)
#9 | Sama jecle on June 21 2009 03:53:47
Acww.
Salaan kabacdi walaalayaal waxaan leeyahay muslimiinta allaha sharfo ciqaabka dul saaranna ha ka dul qaado, gaar ahaan Soomaalida gumowdey, tan kale walaalayaal "Dadka dhintay iyo kuwa noolba yaan lagu xad gudbin" nin walibana waxaa sugeysa tiisii oo aan laga nusqaamin laguna siyaadin waxba.
#10 | colaad on June 21 2009 03:57:38
waxaan oo klae jihaad ama shahiid laguma sheegi karo in boqlaal muslim ah lalaayo hadana layiraah waa shahiid ,bal horta diinta halabarto qof muslim ah dilkiis janno malagu galaa ama shahiid malagu noqdaa,waryaan ilmaha yar lalayn laguna halaagin dad muslimiin ah oo aan waxba gabasan.

Post Comment

Name:

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.


Render time: 0.04 seconds
338,008 unique visits