Login

Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.

Waa sidee xaalada Deganka Wabxo warbixin Xasaasi ah iyo Sawiro Muujinaya sidii maalintii Shalay loo Aruuriyey oo loo aasay Meyadkii Ashahado ladirka Labaxay Ahlu Suna Waljameeca.

(07-06-2009) Waxaa weli soconaya Aruurinta iyo baadi goobka loogu jiro Meydadkii ashado ladirka lagu laayey dagaalkii deganka Wabxo iyadoo weli ay halkaasi ka socoto baadi goob loogujiro meydad fara badan oo weli laga baadi goobayo Dhulka keyntaa,iyadoo ilaa shalay halkaasi laga aruurinayey Meydadkaasi Hadaba waxeynu idiin soo gudbin Doonaa qaarka mid ah Meydadkaasi inagoona Qalbiga siinweyney in aan idiin soo wada gudbino sawiradaasi.

Deganka Wabxo ayaa ah mid saakay degan iyadoo weli la arkayo gawaarida Mujaahidiinta oo Dhulka keyntaa gaafwareegaya baadi goobna ugu jira meydad iyo dhaawacyo ayisaga carareen maleyshiyaadkii ashahdo ladirka kadib markii maalintii shalay ilaa xaly la aruurinayey Meydadkaasi ayaa weli waxaa socda dadaalo lagu baadi goobayo Meydad saaid ak oo qaarka mid ah Rayidka degan Dhulkaasi ay soo sheegen in ay gebran yihiin dhulka keyntaa.

Sargaalka ugu sareeya Dagaalada Wabxo ayaa amarku siiyey ciidamada halkaasi jooga in ay marka hore soo aruuriyaan oo baadi goobaan dhamaan wixii meyd ah ee halaasi ku sugan iyadoo la ilaalinayo caafimaadka dadka Deganka iyo xuquuqda meydka oo ay ka mid tahay in la asturo.

waxaa maalintii shalay ilaa xalay la aasay dad kor udhaafay 77 welina waxa ajira meydadfara badan oo aan la helin oo ku dhunsan dhulka kenytaa kuwaasi oo goobahaasi ku geeriyoodey kadib markii iyagoo dhaawac ah u ubaxsadeen dhulkaasi.

Degaanka wabxo Ilaa Tuulada Warxoolo oo ah halka ay usoo furxadeen Ashahado ladirka ayaa wararkus heegayaan in ay gabran yihiin Meydad lagu qiyaasay kudhowaad 100 kuwaasi oo ah maleyshiyaadkii ashado ladirka looga awooda roonaaday dagaladii halkaasi kadhcay.

Xoogaga Islaamiyiinta ayaa iyagu go'aan saday in aysan wax dagaal ah qaadin ilaa inta aya ka asturayaan Meydadka halkaasi ku sugan lana soo celinaayo nadaafadii iyo deganaanshihii Deganka Wabxo iyagoona bilaabay in ay dadka rayidkaa baraarujiyaan una sheegan in leysdejiyo meelna looga soo wada jeesto kuwa uadeegaya Daalada,iyagoona shacabka reer Wabxo uaga mahad celiyey sidii ay gacanta uga geysteen daggaalka kii lagu jebiyey Ashahdo ladirirka.












Comments

#1 | Yuusuf Hawiye on June 07 2009 05:46:05
Waa masiibo laakiin waa lagama maarmaan in cidwalba oo gaalada ushaqeysa muslimiintan dhibta ay wuteysato waxa ay xaqa uyeelatay.
#2 | alshabaab laaye on June 07 2009 06:01:57
sawiradaan waa kuwii khawaarijka ahaa xasan daahir aaba ku jiro waxa meedka ah wejigiisa aqoon sadey xasan qaxaaye waa guul u soo hooyatey ahlu sunna wal jameeca
#3 | WIIL SOMALI OO MUSLIM AH on June 07 2009 06:14:33
WAA IMTIXAAN UMMADDA SOMALIYEED AY KACMAHEEDA KU KEENSATAY, ILAA ILAAHAY LOO LAABTANA TAN IYO MID KA SII XUN AYAA DHICI DOONTA MAANTA MA WAXAAN MARAYNAA IN AAN ISKUGU FAANO INTA AAN KA DILNAY XISBIGA KALE IYADOO CADOWGII WADANKA LAGA SAARAY UU SOO GALAYO WADANKA QAYBO BADAN OO KA MID AH, WAA AYAAN DARO U SOO HOYATAY BULSHADA SOOMAALIYEED MAAL WALBA OO AY JOOGTO, MAANTA GUUL AYEY JOOGAAN CADOWGII AMXAARO HADAY IADOO QOF KA DHIMAN AY HELEEN IN AY SOOMAAALI IS LAYSO WAR SOOMAALIYEY CAQLIGU HA SHAQEEYO NIMANKAN AHLU SUNAH AH WAA WALAALIHIIN MUSLIMIIN AH WAYNA QALDAMI KARAAN HUBKII AMXAARO U SOO DHIIBTAYHADAY IDIIN SOO QAATEEN IDINKU U SABRA OO JOOJIYA XABADDA WAR ILAAH HALAGA CABSADO DAGAALKAN WAA FITNO FITNANA WAXAA LOOGA BAXAA ISKU DUUBNI
#4 | Waayeel on June 07 2009 06:23:11
Kan maaha dagaalkaygii. Midkoodii wax dilay oo koodii la dilayba; meesha geesiyaal qaran kuma ayan dagaallamin. Doqmo iga dheh. Waxayse su'aali ka joogtaa: yaa Itoobiya waabin doonaa hadday markale ku soo duusho Soomaaliya Dalkaygii! Yaa gablami yaase good cuni?
#5 | Abu Hafsa on June 07 2009 06:38:35
Aslaamu Caleykum

Marka hore Mahad Eebbe Ayeey u sugnaatey waxaan kale u mahad celinayaa webkaan isku taxluuhiyey in uu soo gudbiyo xaqiiqda Tankale cid kasto la dirirta Alle Subxanahu watacaa iyo Awliyadiisa oo ah Mujaahidiinta & Dhamaan muslimiinta sdiaan oo kale baa u danbeyn doonto Nimakaan Ashahaada la diririka waxaa xaqiiq ah in ay u difaacaayeen Shirkiga ayagoo cadeenaya oo mar walbo oranayaa waxaan difaaceynaa qabuurada awliya kuwaasow ay ula jeedaan dadka dhintey mujaahidiinta waxey difaacayaa Towxiidka kaasoo amraya in la bur buriyo dhamaan waxa la caabudo allaha sokodiisa sida Asnaamta, qabuuraha , iyo wixii la midka ah waxaa waajib in la laayo wixii difaaco shirkigaas towxiidkana ka hor yimaado waana taas waxa uu ku saleysan yahay dagaalka ka socda caalamka gaarhaan somalia
#6 | abulkhayr on June 07 2009 06:39:40
asalaamu calaykum
salaan kadib waxaan halkaan kasalaamayaa walaalaha soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan runtii waa wax aad loga naxo in maanta dad muslimiin ah ay is laayaan waxaana alle kabaryayaa inuu qalbigooda iimaanka kusoo celiyo waxaadna ogaataan hadii maanta qolo guulaysato beri in ayada la cuni doono ayada oo aanan looga mahad naqaynin shaqadii ay u qabatay cadowga islaamka waxaan rabaa inaan idiin soo gudbiyo hadal aad uqiimo badan oo uu yiri saxaabigii jaliilka ahaa ee uu dhalay cumar binu khatab waa abdullaahi waxa uu yiri hadii la,iigu yeero salaad waan ajiibayaa hadii la,iigu yeero wanaag waan ajiibayaa hadii la,iigu yeero dilka walaalkay muslimka ah iyo inaan qaato maalkiisa waxaan lee yahay maya. marka walaalayaalow aynu kashaqayno dadkaas walaalaha ah ee kala afkaarta duwan sidii dhiigaas daadanaya loo joojin lahaa ducada aad ubadiya waa sidii uu sheekh umal xafidahullaah uu sheegay waaye arintaan soomaaliya maanta kajirta waa (naazila).... waxaana umada muslimka ah ee maanta meelkasta ku dhibaataysan alle uga baryayaa inuu dhibaatatada kasaaro nasriga iyo guushana uu siiyo qofkasta oo ku taagan dariiqa saxda ah.....
#7 | Abu Hafsa on June 07 2009 06:54:18
Aslaamu Caleykum

Marka hore Mahad Eebbe Ayeey u sugnaatey waxaan kale u mahad celinayaa webkaan isku taxluuhiyey in uu soo gudbiyo xaqiiqda Tankale cid kasto la dirirta Alle Subxanahu watacaa iyo Awliyadiisa oo ah Mujaahidiinta & Dhamaan muslimiinta sdiaan oo kale baa u danbeyn doonto Nimakaan Ashahaada la diririka waxaa xaqiiq ah in ay difaacaayeen Shirkiga ayagoo cadeenaya oo mar walbo oranayaa waxaan difaaceynaa qabuurada awliya kuwaasow ay ula jeedaan dadka dhintey mujaahidiinta waxey difaacayaa Towxiidka kaasoo amraya in la bur buriyo dhamaan waxa la caabudo allaha sokodiisa sida Asnaamta, qabuuraha , iyo wixii la midka ah waxaa waajib in la laayo wixii difaaco shirkigaas towxiidkana ka hor yimaado waana taas waxa uu ku saleysan yahay dagaalka ka socda caalamka gaarhaan somalia
#8 | siman\ on June 07 2009 06:54:53
Shockwar kuwa san wax ugalay iyaga galo ah oo xalaleytay dhiga dadka muslim ka ah ee hadanah sheeganaya iney yahin dad muslim ah mawaxey muslim ku yahin iney dadka san ugalan inshalahu ilah dadka haka qabto galadan al shababka i
sku shegy muslim mahan waa galoo cadey satey
ilahna waa qabanaya kuwa munafaqinta ah shayadinta cusub
#9 | cali baashi on June 07 2009 07:08:35
asc wr dhammaan intaas ka dib ALLAAH ayaa mahad iska leh oo umadda ka qabtay kuwa gaalada la soo saftay ee daba dhilifka ah waana safaka gaalada kuwaas iyaga ah wax shaki ah kuma jirto arintaas waayeel iyo siman ALLAAH xaqa ha idin fahamsiiyo niman suufiyo iyo ashahaado la dirir ah oo ay itooboya soo hubeeneyso gadaalna ka soo riixayso ayaad u damqaneysaan caqliga ka shaqeeysiiya ALLAAHNA u toobad keena oo mujaahidiinta afkiina ka daaya midka kale ee la baxay al shabaab laaye isagu hadal ma mudna oo been abuur iyo nifaaq ayuu meesha la yiomid waxaan leeyahay oo kaliya ALLOOW haddad kheyr la dooneysid kan soo hanuuni haddii kale ka qbo af xumada uu mujaahidiinta ku hayo.
#10 | waa wacyi galin on June 07 2009 07:20:58
soomaalaay waad is halaagteen waad is disheen oo maanta waxa mesha yaala waa dad somali ah ma ahan dadkale fikir un in liiski ku dili caqi ma ahan qoraalka meesha qofka waxaan soo qoray horta waa qof aan wax wadaniyadnimo ama somali nimo kujirin caqligiisa waxa uu maqlay uu isaga hadlayaa oo waxaa qalbigiisa ku qafilan ashahaado ladirir warcaqligaaga ha shaqeeyo oo adiga dadkaaga ayaa la laynooyaa oo cumaar ajnabi baatahay eritiyaan wato iyo carab aywadato marka dadkaan calooshood ushaqeestiyaasha ah miya
dadkeena loo laaynayaa inaa ilaah sxbyaal webkaan qofka iska leh ilaah ka baq walaal meyda xaqiiqdiisa astur oo ha usoo gudbinin shacabka waxaan nahay dad muslimiin ah marka waxaana islam nimadeena nami fareyso
islaamka qofka waa qofkii laga nabad galo afkiisa iyo gacantiisa iyo ibtiisa marka walaaliyaal
ilaah ka baqa somalinmadeena iyo muslim nimadeenii ayaa luntay waxaan hadaan isku sameynay anaga aana leenahay shahaahu larir qofka saa yiraahda waa qaldanyahay waayo yaa masuul kaaga shigay adiga shahaado ladirir

Post Comment

Name:

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.


Render time: 0.19 seconds
276,778 unique visits