Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo soo bandhigay Muuqaalka iyo Magaca dagaalyahankii isku qarxiyey B/Weyne sheegayna in ay sameeyen Guuto loo gumagac daray Adan Cayrow
Posted by admin on June 21 2009 02:12:56
(21-06-2009)Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo soo bandhigay Muuqaalka iyo Magaca dagaalyahankii isku qarxiyay Balad Weyne iyagoona ku sii bandhigay Mid kamid ah shabakadaha Internet-ka ee ay adeegsadaan Kooxaha Islaamiyiinta Caalamku ayaa xalay saqdii dhexe baahiyay bayaan sawirro wata oo ay uga hadlayaan habkii uu ufuley Ciqaabtii lamarsiiyey wasiirkii Abniga Qaranka DKMG ah iyo Xunihii kula sugnaa Hotelka Madiina ee magaalada B/Weyne iyagoona sheegay in uu Camaliyaasi fuliyey mid aka mid ah Guuto cusub oo ay hada sameeyen looguna Magac daray kooxdii macalin Adan cayrow.Daawo sawirada
Extended News
(21-06-2009)Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo soo bandhigay Muuqaalka iyo Magaca dagaalyahankii isku qarxiyay Balad Weyne iyagoona ku sii bandhigay Mid kamid ah shabakadaha Internet-ka ee ay adeegsadaan Kooxaha Islaamiyiinta Caalamku ayaa xalay saqdii dhexe baahiyay bayaan sawirro wata oo ay uga hadlayaan habkii uu ufuley Ciqaabtii lamarsiiyey wasiirkii Abniga Qaranka DKMG ah iyo Xunihii kula sugnaa Hotelka Madiina ee magaalada B/Weyne iyagoona sheegay in uu Camaliyaasi fuliyey mid aka mid ah Guuto cusub oo ay hada sameeyen looguna Magac daray kooxdii macalin Adan cayrow.

Bayaanka lagu qoray shabakadaasi ayaa Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab waxa ay ku sheegtay in uu Qaraxaasi Barakeysa uu fuliyey Mid ka mid ah Mujahaadidiinta Al shabaab oo lagaciisa Lgu sheegay Max,amed Deerow Sheikh Aden (Zubeyr) uuna Qaraxaasi ismiidaaminta aka mid ayhay Go'aano ay ku gaareen Xoogag mujaahidiintu in ay ku laayaan madaxda Sarsare ee waxa ay ugu yeerer Xukuumada Ridada iyagoona sheegay in ay Sameeyeen Guuto gaar ah oo ay ugu magac dareen Hogaamiyaal Muhiim ah oo looga diley Dagaalo ay la galeen kooxo iyaga ka soo horjeeda iyo weliba qaar lagu diley Shirqoolo la soo maleegey.

Saraakiisha Loogu magac daray Guutadaan cusub ee loogu talo galay in ay mid mid ulaayaan Madaxda Sare ee DKMG ah ayaa waxaa kamid ahaa Hogaamiyiihii Sare ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab Macalin Adan Cayrow,General Abu Sulaym (Timajilic) iyo C/Laahi salaad Hogaamiyayaashaas aya agabi good waxaa lagu diley gobolka Galguug halka Macalin Adan Cayrow isaga lagu diley shirqool ay soo maleegen reer galbeedku balse ay Fuliyeen masuuliyiinka tirsanaa Xukumadii Imbagathi iyo Siyaasiyiin iyo ganacsato Gabigood ka soo Jeeda Beesha uu ka dhashay ee Cayr.

Dhinaca kale Qoraalka ka soo baxay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa waxaa lagu soo ban dhigay Waxgarad iyo Siyaasiyiin gabigood ay sheegen in ay uadeegayeen Waxa ay ugu yeeren Cadowga Illaaheyn oo ku nafwaayey Qaaraxaasi ismiidaaminta ahaa ee maalintii khamiisti ka dhacay Magaalada B/Weyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan, iyagoo markii ugu horeyseyba soo bandhigay wasiirkii Abniga Cumar xaashi ,safiirkii kOoxdii imbagthi ufadhinjirey Dalka Itoobiya C/Kariin Laqanyo iyo sidoo kale 6 sargaal oo sarsare oo ka tirsanaa xukuumada Itoobiya.

Waxaana sidoo kale ay qoraalkaasi ku sheegen in qaraxaasi ay ku nafwaayeen Saraakiil farabadan oo katirsanaa Waxa ay ugu yeeraan Dowladda ridada kuwaasi oo u badna akuwii lagu soo taba baray dalka Itoobiya balse magacooda lama shaacin iyo inta ay tiro la ekaayeen kuwaasi oo kuligood ku wax yeeloobey xarakii ka dhacay Hotel madiina ee Magalaada B/Weyne.
Xafiiska warqabadka Warkadalka.com ,muqdisho