Waa sidee xaalada Deganka Wabxo warbixin Xasaasi ah iyo Sawiro Muujinaya sidii maalintii Shalay loo Aruuriyey oo loo aasay Meyadkii Ashahado ladirka Labaxay Ahlu Suna Waljameeca.
Posted by admin on June 07 2009 04:08:29
(07-06-2009) Waxaa weli soconaya Aruurinta iyo baadi goobka loogu jiro Meydadkii ashado ladirka lagu laayey dagaalkii deganka Wabxo iyadoo weli ay halkaasi ka socoto baadi goob loogujiro meydad fara badan oo weli laga baadi goobayo Dhulka keyntaa,iyadoo ilaa shalay halkaasi laga aruurinayey Meydadkaasi Hadaba waxeynu idiin soo gudbin Doonaa qaarka mid ah Meydadkaasi inagoona Qalbiga siinweyney in aan idiin soo wada gudbino sawiradaasi.(Daawo Swirada,fadlan hadii aad Qalbi jilicsan tahay ama aadka yartahay16- ha daawan)
Extended News
(07-06-2009) Waxaa weli soconaya Aruurinta iyo baadi goobka loogu jiro Meydadkii ashado ladirka lagu laayey dagaalkii deganka Wabxo iyadoo weli ay halkaasi ka socoto baadi goob loogujiro meydad fara badan oo weli laga baadi goobayo Dhulka keyntaa,iyadoo ilaa shalay halkaasi laga aruurinayey Meydadkaasi Hadaba waxeynu idiin soo gudbin Doonaa qaarka mid ah Meydadkaasi inagoona Qalbiga siinweyney in aan idiin soo wada gudbino sawiradaasi.

Deganka Wabxo ayaa ah mid saakay degan iyadoo weli la arkayo gawaarida Mujaahidiinta oo Dhulka keyntaa gaafwareegaya baadi goobna ugu jira meydad iyo dhaawacyo ayisaga carareen maleyshiyaadkii ashahdo ladirka kadib markii maalintii shalay ilaa xaly la aruurinayey Meydadkaasi ayaa weli waxaa socda dadaalo lagu baadi goobayo Meydad saaid ak oo qaarka mid ah Rayidka degan Dhulkaasi ay soo sheegen in ay gebran yihiin dhulka keyntaa.

Sargaalka ugu sareeya Dagaalada Wabxo ayaa amarku siiyey ciidamada halkaasi jooga in ay marka hore soo aruuriyaan oo baadi goobaan dhamaan wixii meyd ah ee halaasi ku sugan iyadoo la ilaalinayo caafimaadka dadka Deganka iyo xuquuqda meydka oo ay ka mid tahay in la asturo.

waxaa maalintii shalay ilaa xalay la aasay dad kor udhaafay 77 welina waxa ajira meydadfara badan oo aan la helin oo ku dhunsan dhulka kenytaa kuwaasi oo goobahaasi ku geeriyoodey kadib markii iyagoo dhaawac ah u ubaxsadeen dhulkaasi.

Degaanka wabxo Ilaa Tuulada Warxoolo oo ah halka ay usoo furxadeen Ashahado ladirka ayaa wararkus heegayaan in ay gabran yihiin Meydad lagu qiyaasay kudhowaad 100 kuwaasi oo ah maleyshiyaadkii ashado ladirka looga awooda roonaaday dagaladii halkaasi kadhcay.

Xoogaga Islaamiyiinta ayaa iyagu go'aan saday in aysan wax dagaal ah qaadin ilaa inta aya ka asturayaan Meydadka halkaasi ku sugan lana soo celinaayo nadaafadii iyo deganaanshihii Deganka Wabxo iyagoona bilaabay in ay dadka rayidkaa baraarujiyaan una sheegan in leysdejiyo meelna looga soo wada jeesto kuwa uadeegaya Daalada,iyagoona shacabka reer Wabxo uaga mahad celiyey sidii ay gacanta uga geysteen daggaalka kii lagu jebiyey Ashahdo ladirirka.










