LATEST ARTICLES

‘I’m ready to have kids,’ Harmonize tells girlfriend Sarah

Tanzanian superstar Harmonize is ready to be a father. The Uno hitmaker while wishing his caucasian girlfriend Sarah a happy birthday, said he was now ready to start a family. The controversial caucasian lady is madly in love...

Boychild stay woke! Check out the qualities of a wife material

When it comes to choosing their companions, men do not settle for less. Most men go for learned and hardworking women while some fall for looks. My brother, mwanamke ni tabia sio sura!. Well, relationship expert...

Maxaa sabab u ah Barakaca ka socda Hiiraan

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan ee Maamulka Hirshabeelle Cali Muxumed Caraalle, iyo qaar ka mid ah ku xigeenadiisa ayaa maanta booqday qaar ka mid ah Xaafadaha Magaalada oo saameyn culus ay ku yeesheen Fatahaada Wabiga, iyagoo...

Baqdin dagaal Oo saaka laga soo sheegayo Dhuusamareeb

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dhaq dhaqaaq ciidan iyo xiisad dagaal oo maanta laga dareemayo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gobolka Galgaduud. Ciidamo ka amar qaata Ahlu suna Waljameeca ayaa lagu soo waramayaa iney...

Siyaasi baqdin darteed dacwad ka gudbiyay Saadaq John

Bishii November ee sanadkii hore Hey’adda Qaramada Midoobay ayaa loo gudbiyey eedeymo ka dhan ah Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir Jen. Saadaq John. Warbixinta loo gudbiyey Qaramada Midoobay ayaa la sheegay inay qeyb ahaan aheyd mid...

DHAGEYSO: Dadka Dhuuso mareeb Oo Go’aankooda Dawlada Cadeeyey

Kadib Marxalad kale ay gashay Dhuuso mareeb oo khilaaf la kowsaneysa Bilo kadb ayaa hadana waxaa Shacabku ay sheegeen meesha ay la safan yihiin. Gudiyada iska soo horjeeda Ee Dawlada Dhexe iyo Galmudug ukala magacaabeen...

Axmed Madoobe Oo indhaha ka xertay Siyaasiyiin Xildoon ah Oo Kismaayo soo gaaray

Kadib Shaacintii Maanta Kuxigeenada Axmed Madoobe oo booskii ay joogeen mar kale lagu celiyey waxa la sugayo keliya waa in lagu dhawaaqo Golaha Wasiirada Cusub. Madaxweynaha Jubbalanad Axmed Islaam Madoobe ayaa la sheegay in uu...

Alshabaab Jab iyo Halaag la kulmay Gobolka Hiiraan

Maamulka demada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay in ay dileen xubno ka mid ah Al-shabaab, kadib weerar ay ciidanka DFS ku qaadeen gaari ay la socdeen xubnahan la dilay. Maxamed Nuur Cagajoof (Dabaashe), guddoomiyaha...

Xasan Sheekh Oo Rajo galiyay Soomaalida ka walwalsan Maxkamada Badda soomaaliya

Xili Maxkamadda Cadaalada Aduunka ICJ ay dib u dhigtay dhageysiga kiiska muranka Badda ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya ayaa waxaa arintaas ka hadlay mid kamid ah aqoonyadda Soomaaliyeed. Pro Xasan Shiikh oo kamid ah...

WAR Weji cusub leh Oo laga soo sheegayo Baarlamanka

Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee golaha Shacabka Cabdiwali Sheekh Ibraahim Muudeey ayaa weriyaasha ka socda warbaahinta madaxbanaan ee dalka u sheegay in aan looga baahneen tabinta fadhiyada Golaha Shacabka ee BFS. Kulan goordhow usoo dhamaaday...