Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo soo bandhigay Muuqaalka iyo Magaca dagaalyahankii isku qarxiyey B/Weyne sheegayna in ay sameeyen Guuto loo gumagac daray Adan Cayrow

(21-06-2009)Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo soo bandhigay Muuqaalka iyo Magaca dagaalyahankii isku qarxiyay Balad Weyne iyagoona ku sii bandhigay Mid kamid ah shabakadaha  Internet-ka ee ay adeegsadaan Kooxaha Islaamiyiinta Caalamku ayaa xalay saqdii dhexe baahiyay bayaan sawirro wata oo ay uga hadlayaan habkii uu ufuley Ciqaabtii lamarsiiyey wasiirkii Abniga Qaranka DKMG ah iyo Xunihii kula sugnaa Hotelka Madiina ee magaalada B/Weyne iyagoona sheegay in uu Camaliyaasi fuliyey mid aka mid ah Guuto cusub oo ay hada sameeyen looguna Magac daray kooxdii macalin Adan cayrow.

Bayaanka lagu qoray shabakadaasi ayaa Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab  waxa ay ku sheegtay in uu Qaraxaasi Barakeysa uu fuliyey Mid ka mid ah Mujahaadidiinta Al shabaab oo lagaciisa Lgu sheegay Max,amed Deerow Sheikh Aden (Zubeyr) uuna Qaraxaasi ismiidaaminta aka mid  ayhay Go'aano ay ku gaareen Xoogag mujaahidiintu  in ay ku laayaan madaxda Sarsare ee  waxa ay ugu yeerer Xukuumada Ridada iyagoona sheegay in ay Sameeyeen Guuto gaar ah oo ay ugu magac dareen Hogaamiyaal Muhiim ah oo looga diley Dagaalo ay la galeen kooxo iyaga ka soo horjeeda iyo weliba qaar lagu diley Shirqoolo la soo maleegey.

Saraakiisha Loogu magac daray Guutadaan cusub ee loogu talo galay in ay mid mid ulaayaan Madaxda Sare ee DKMG ah ayaa waxaa kamid ahaa Hogaamiyiihii Sare ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab  Macalin Adan Cayrow,General Abu Sulaym (Timajilic) iyo C/Laahi salaad Hogaamiyayaashaas aya agabi good waxaa lagu diley gobolka Galguug halka Macalin Adan Cayrow isaga lagu diley shirqool ay soo maleegen reer galbeedku balse ay Fuliyeen masuuliyiinka tirsanaa Xukumadii Imbagathi iyo Siyaasiyiin iyo ganacsato Gabigood ka soo Jeeda Beesha uu ka dhashay ee Cayr.

Dhinaca kale Qoraalka ka soo baxay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab  ayaa waxaa lagu soo ban dhigay Waxgarad iyo Siyaasiyiin gabigood ay sheegen in ay uadeegayeen Waxa ay ugu yeeren Cadowga Illaaheyn oo ku nafwaayey Qaaraxaasi ismiidaaminta ahaa ee maalintii khamiisti ka dhacay Magaalada B/Weyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan, iyagoo markii ugu horeyseyba soo bandhigay wasiirkii Abniga Cumar xaashi ,safiirkii kOoxdii imbagthi ufadhinjirey Dalka Itoobiya C/Kariin Laqanyo iyo sidoo kale 6 sargaal oo sarsare oo ka tirsanaa xukuumada Itoobiya.

Waxaana sidoo kale ay qoraalkaasi ku sheegen in qaraxaasi ay ku nafwaayeen Saraakiil farabadan oo katirsanaa Waxa ay ugu yeeraan Dowladda ridada kuwaasi oo u badna akuwii lagu soo taba baray dalka Itoobiya balse magacooda lama shaacin iyo inta ay tiro la ekaayeen kuwaasi oo kuligood ku wax yeeloobey xarakii ka dhacay Hotel madiina ee Magalaada B/Weyne.

Xafiiska warqabadka Warkadalka.com ,muqdisho

Comments

#31 | siman on June 21 2009 08:58:32
waan kaxumahay iney somali san isku layan iyaga oo sheganaya din hadana ah dad muslim ah marka qalbigoda alaha isku so jediyo inta dhinatanah alaha unaxaristo cadowga naguso dulay iyaganah alaha nagasaro byy
#32 | siman on June 21 2009 08:59:31
waan kaxumahay iney somali san isku layan iyaga oo sheganaya din hadana ah dad muslim ah marka qalbigoda alaha isku so jediyo inta dhinatanah alaha unaxaristo cadowga naguso dulay iyaganah alaha nagasaro byy
#33 | siman on June 21 2009 09:00:12
waan kaxumahay iney somali san isku layan iyaga oo sheganaya din hadana ah dad muslim ah marka qalbigoda alaha isku so jediyo inta dhinatanah alaha unaxaristo cadowga naguso dulay iyaganah alaha nagasaro byy
#34 | jamac yare on June 21 2009 09:54:44
naarta allah ha ku guba waa dad dadka igu xun waaana tak fiir waxa wado is qarxinta waayo dad oo dhan ayaa gaaleyen waana dad qabil wax ku dila
#35 | Hassan Wali on June 21 2009 10:19:36
walalayaal waxa aad inta badan iska dhaadhiciseen waad qaldantihiin ee ilaah idin abuuray cafis weydiista inta uu boqol qof oo muslim ah ladilo hadana ladhaho waa shahiid bilaahi caleykum halkey ugu taalaa diinta islaamka qofkii qof muslim ah dilaa naarta ayuu ku fogaanaa kana naarta ayuu ku fogaanaa inta uu dilay ayaa daliil ku ah qofka naftiisa si qaldan ugooyana waa la mid kana ahlu naar
#36 | abu_cizah on June 21 2009 12:19:47
waxaan ilaah ka baranay iuu gaalda ku celyo makriga ay u soo qooshaan islaamka ...ilaah mahadii kuwaii dhagarta kawaday baladweyn ilaah wa ahalaagay.. isda ilaah uu u halaagay quumo caad iyo kuwa kale.. ee hadii gaalo loo yeerto inta wiil soomali noolyahay wana dagaalamayna baabyaasheen ilaah waxuu ku cizeeyay islaamka .. shariiif madoowoow u yeerta gaalda ilaah bana ku dhaaranay ilmah yaryar ayaa isku kiin qarxin doona insha allaaah nolo aduun waxay tahay majiraan waa guul ama geeri..... dhimo jano gal nolow xor noqo
#37 | Farxaan cali Abucaaisha on June 21 2009 12:32:03
ilaah baa mahad leh nabad galyo iyo naxaris kor kisa aha haato muxamed nabiyanaa
ilaahey haka aqbalo shahaadada wiilkaas yar ee naftiisa ka iibsaday allah swt waxaan rajeynayaa in ay ku quus qaadan doonaan caadaqaatayaasha kale ee wadankooda iibsaday
allahu akbar allahu akbar wailaahi xamdu
#38 | farxaan Cali Abuucaaisha on June 21 2009 12:34:39
ilaah baa mahadleh nabad iyo naxaris dushiisa ha ahaato nabigeena muxamed
ilaahow ka aqbal shahaadada wiilkaas yar ee naftiisa ka iibsaday allah swt insha allah waa ku quus qaadan doonaan gaaalada iyo gaala araacyada kale
#39 | Cali Baashi on June 21 2009 12:36:08
ASC intaas ka dib gaalo iyo gaalo raacba sidaas iyo si ka sii daran ayuu ALLAAH ugu halaagi doonaa gacmaha mujaahidiinta INSHA ALLAAH.
#40 | Jab kufarxe on June 21 2009 14:10:59
shaiifow, Cumar xaashi taleefan udir minow Jahanamo joogo isa soodhiib

Post Comment

Name:

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.


Render time: 0.05 seconds
358,258 unique visits