Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo soo bandhigay Muuqaalka iyo Magaca dagaalyahankii isku qarxiyey B/Weyne sheegayna in ay sameeyen Guuto loo gumagac daray Adan Cayrow

(21-06-2009)Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo soo bandhigay Muuqaalka iyo Magaca dagaalyahankii isku qarxiyay Balad Weyne iyagoona ku sii bandhigay Mid kamid ah shabakadaha  Internet-ka ee ay adeegsadaan Kooxaha Islaamiyiinta Caalamku ayaa xalay saqdii dhexe baahiyay bayaan sawirro wata oo ay uga hadlayaan habkii uu ufuley Ciqaabtii lamarsiiyey wasiirkii Abniga Qaranka DKMG ah iyo Xunihii kula sugnaa Hotelka Madiina ee magaalada B/Weyne iyagoona sheegay in uu Camaliyaasi fuliyey mid aka mid ah Guuto cusub oo ay hada sameeyen looguna Magac daray kooxdii macalin Adan cayrow.

Bayaanka lagu qoray shabakadaasi ayaa Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab  waxa ay ku sheegtay in uu Qaraxaasi Barakeysa uu fuliyey Mid ka mid ah Mujahaadidiinta Al shabaab oo lagaciisa Lgu sheegay Max,amed Deerow Sheikh Aden (Zubeyr) uuna Qaraxaasi ismiidaaminta aka mid  ayhay Go'aano ay ku gaareen Xoogag mujaahidiintu  in ay ku laayaan madaxda Sarsare ee  waxa ay ugu yeerer Xukuumada Ridada iyagoona sheegay in ay Sameeyeen Guuto gaar ah oo ay ugu magac dareen Hogaamiyaal Muhiim ah oo looga diley Dagaalo ay la galeen kooxo iyaga ka soo horjeeda iyo weliba qaar lagu diley Shirqoolo la soo maleegey.

Saraakiisha Loogu magac daray Guutadaan cusub ee loogu talo galay in ay mid mid ulaayaan Madaxda Sare ee DKMG ah ayaa waxaa kamid ahaa Hogaamiyiihii Sare ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab  Macalin Adan Cayrow,General Abu Sulaym (Timajilic) iyo C/Laahi salaad Hogaamiyayaashaas aya agabi good waxaa lagu diley gobolka Galguug halka Macalin Adan Cayrow isaga lagu diley shirqool ay soo maleegen reer galbeedku balse ay Fuliyeen masuuliyiinka tirsanaa Xukumadii Imbagathi iyo Siyaasiyiin iyo ganacsato Gabigood ka soo Jeeda Beesha uu ka dhashay ee Cayr.

Dhinaca kale Qoraalka ka soo baxay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab  ayaa waxaa lagu soo ban dhigay Waxgarad iyo Siyaasiyiin gabigood ay sheegen in ay uadeegayeen Waxa ay ugu yeeren Cadowga Illaaheyn oo ku nafwaayey Qaaraxaasi ismiidaaminta ahaa ee maalintii khamiisti ka dhacay Magaalada B/Weyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan, iyagoo markii ugu horeyseyba soo bandhigay wasiirkii Abniga Cumar xaashi ,safiirkii kOoxdii imbagthi ufadhinjirey Dalka Itoobiya C/Kariin Laqanyo iyo sidoo kale 6 sargaal oo sarsare oo ka tirsanaa xukuumada Itoobiya.

Waxaana sidoo kale ay qoraalkaasi ku sheegen in qaraxaasi ay ku nafwaayeen Saraakiil farabadan oo katirsanaa Waxa ay ugu yeeraan Dowladda ridada kuwaasi oo u badna akuwii lagu soo taba baray dalka Itoobiya balse magacooda lama shaacin iyo inta ay tiro la ekaayeen kuwaasi oo kuligood ku wax yeeloobey xarakii ka dhacay Hotel madiina ee Magalaada B/Weyne.

Xafiiska warqabadka Warkadalka.com ,muqdisho

Comments

#101 | kkkkkkkkkkkkkk on July 21 2009 09:58:31
subxaana laahu subxaanalaahu war ilaaheey ha laga baqo oo jaga raadiska ha leeska dhaafo ee dadka waxbo galabsan ha la dhaafo wa bilaahi tawfiiq
#102 | ahmed yare on July 22 2009 03:59:22
Shock nacalaa shabaab ku yaala
#103 | diini on July 23 2009 16:06:23
waxaa hubaal ah Ninkii Naftiisa dila in uu Naar Galayahay is kaaf umad badan ulayee
marka ninkaan Qasaara ayuu ku suganyahay
#104 | al islaami on July 27 2009 06:41:57
walee waa yaab iyo amakag nin dilay ahlu towxiid maantana gacanta ku haayo gaalo faransa ah oo aan sheegay meesha uu geeyay iyo sida uu u hayo kuna faanay inuu dilay dad muslimiin ah sida odayaashii dhaqanka hiran iyo masuuliyiintii xabasha nacaybka dalkooda uga haajiray sidii cumar xaashi waxaa kale oo ayaan dara ah dad ka somalida ah ee intooda badan ay la noolyahiin gaalada ee inta meeeshan soo gala hadana dhiiri galinaya dhalinyareda somaliyed oo ugu baqaya inay walaalhod dilan waxaas suaal ah anaga hadi aan somali nahay sida aan u aamini karno fuaad shongolo oo asiga ruuxiisu ka yimid dhul gaalo oo ilaa hada ciyaalkiisi ay daganyahiin gotenberg caqli xumo intuu ka qabana inta gabar somaliyed nin u guurshay yiri sow ilma cad la dhali mayo war cadaan maxuu yahay maxusa no haya anaga wale somalay ka firsada wax yaabaha qaar ilaheyna dowlad islami ah iyo dad midaysan hana siyo al shabab hadi ay galo necebyahin wasiirkooda cadalada shongolo haka soo raro ilmihiisa swedan
#105 | replica handbags on October 08 2009 20:20:55
Jokhang Temple replica watches maintenance replica watches work on the replica rolex watches end replica rolex watches of July 2009 officially began, fake breitling as fake breitling of now, nearly two months. rolex watches Among rolex watches them, the fake rolex watches main hall fake rolex watches for replica breitling Liang replica breitling a priority. replica breitling watches In replica breitling watches order to ensure replica rolex the replica rolex smooth progress for fake watches Liang, construction workers fake watches decided to remove the roof from the top of the replica tag heuer construction replica tag heuer .

During replica handbags the replica handbags construction process, construction workers discovered a layer between the roof and second floor roof replica chanel and replica chanel the roof of the murals scattered storage compartment replica louis vuitton of many replica louis vuitton artifacts, mostly Buddhist, and some of wiping and the pagoda. Subsequently, the relevant departments to replica gucci immediately protect replica gucci these relics and the collection.

The Cultural Bureau of replica handbags Tibet replica handbags Autonomous Region, the expert replica chanel group replica chanel identified the level of these artifacts were identified and finally determine the small and large replica louis vuitton number replica louis vuitton of objects a total of 58. The State-level cultural relics 2, two cultural relics 4, three objects 16, the rest as replica gucci ordinary objects replica gucci.

09.10.09T
#106 | wow gold on October 08 2009 20:22:10
The United States space wow gold agency believes wow gold that in 2068, "Apophis" There are three millionths of the possibility of colliding with Earth, but as scientists wow power leveling to get more observational data, this wow power leveling risk may be reduced.

09.10.09T
#107 | wow gold on October 08 2009 20:23:08
Tibet Autonomous wow gold Region wow gold Cultural Relics Bureau, the cheap wow gold Lhasa City cheap wow gold Cultural Relics Bureau, the Jokhang Temple and construction management, World of Warcraft Gold and other World of Warcraft Gold relevant parties buy wow gold after wow power leveling consultations, decided to take these newly discovered wow power leveling relics buy wow gold sealed in situ.

Jokhang Temple wow gold Management wow gold Branch benba Tsering told reporters: "option to traditional architecture cheap wow gold cheap wow gold heritage on the compartment must have some reason, in order to respect the traditional buy wow gold characteristics, wow power leveling where the relics will be found where World of Warcraft Gold they are buy wow gold stored." It is understood that The newly discovered most of the statues do not have a "hidden install", the archive, all statues have carried out World of Warcraft Gold a "loaded wow power leveling possession."

09.10.09T
#108 | nafta on December 06 2009 13:10:00
war al shabaab ha la iska qabto
#109 | yoyohh on December 15 2009 00:15:25
there are wow power leveling some pretty lucrative aion kinah ways

to make a lot of money. What many people do not understand wow power leveling is the lucrative ways take

a lot of work, and they're aion kina generally talking about extreme cases where that much

money was made.Firstly, it's aion power level important for the aspiring trader to understand

a few things. It's very unrealistic for them to earn that cheap aion power leveling much, and thinking

重庆二手电脑 that way is definitely not a good idea. If you can even make a 100% return in that year, that's enough to grant

some acclaim. But, is it warcraft gold possible to earn 1,000 on a 10,000 account, but at such a level,

you'll probably suffer some pretty big or unexpected losses.
#110 | im on March 08 2010 19:39:22
its design is replica watches really magnificent. The rolex watches case of this watch breitling watches is made out of 18 K gold. cartier watches The case is sized 36mm. patek philippe The bezel is encrusted with diamonds while omega watches the pearl dial is also decorated
omega with 10 diamonds. The watch breitling is available with a cartier leather strap.As well ladies like Oyster audemars piguet Perpetual Lady-Datejust montblanc watches Pearlmaster - a luxury automatic panerai watches watch whose case bvlgari watches is made out of white armani watches gold. Pearl dial replica watches is encrusted with diamonds, tag heuer the bezel is decorated rolex watches with blue.

Post Comment

Name:

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.


Render time: 0.06 seconds
358,993 unique visits