Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo soo bandhigay Muuqaalka iyo Magaca dagaalyahankii isku qarxiyey B/Weyne sheegayna in ay sameeyen Guuto loo gumagac daray Adan Cayrow

(21-06-2009)Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo soo bandhigay Muuqaalka iyo Magaca dagaalyahankii isku qarxiyay Balad Weyne iyagoona ku sii bandhigay Mid kamid ah shabakadaha  Internet-ka ee ay adeegsadaan Kooxaha Islaamiyiinta Caalamku ayaa xalay saqdii dhexe baahiyay bayaan sawirro wata oo ay uga hadlayaan habkii uu ufuley Ciqaabtii lamarsiiyey wasiirkii Abniga Qaranka DKMG ah iyo Xunihii kula sugnaa Hotelka Madiina ee magaalada B/Weyne iyagoona sheegay in uu Camaliyaasi fuliyey mid aka mid ah Guuto cusub oo ay hada sameeyen looguna Magac daray kooxdii macalin Adan cayrow.

Bayaanka lagu qoray shabakadaasi ayaa Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab  waxa ay ku sheegtay in uu Qaraxaasi Barakeysa uu fuliyey Mid ka mid ah Mujahaadidiinta Al shabaab oo lagaciisa Lgu sheegay Max,amed Deerow Sheikh Aden (Zubeyr) uuna Qaraxaasi ismiidaaminta aka mid  ayhay Go'aano ay ku gaareen Xoogag mujaahidiintu  in ay ku laayaan madaxda Sarsare ee  waxa ay ugu yeerer Xukuumada Ridada iyagoona sheegay in ay Sameeyeen Guuto gaar ah oo ay ugu magac dareen Hogaamiyaal Muhiim ah oo looga diley Dagaalo ay la galeen kooxo iyaga ka soo horjeeda iyo weliba qaar lagu diley Shirqoolo la soo maleegey.

Saraakiisha Loogu magac daray Guutadaan cusub ee loogu talo galay in ay mid mid ulaayaan Madaxda Sare ee DKMG ah ayaa waxaa kamid ahaa Hogaamiyiihii Sare ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab  Macalin Adan Cayrow,General Abu Sulaym (Timajilic) iyo C/Laahi salaad Hogaamiyayaashaas aya agabi good waxaa lagu diley gobolka Galguug halka Macalin Adan Cayrow isaga lagu diley shirqool ay soo maleegen reer galbeedku balse ay Fuliyeen masuuliyiinka tirsanaa Xukumadii Imbagathi iyo Siyaasiyiin iyo ganacsato Gabigood ka soo Jeeda Beesha uu ka dhashay ee Cayr.

Dhinaca kale Qoraalka ka soo baxay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab  ayaa waxaa lagu soo ban dhigay Waxgarad iyo Siyaasiyiin gabigood ay sheegen in ay uadeegayeen Waxa ay ugu yeeren Cadowga Illaaheyn oo ku nafwaayey Qaaraxaasi ismiidaaminta ahaa ee maalintii khamiisti ka dhacay Magaalada B/Weyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan, iyagoo markii ugu horeyseyba soo bandhigay wasiirkii Abniga Cumar xaashi ,safiirkii kOoxdii imbagthi ufadhinjirey Dalka Itoobiya C/Kariin Laqanyo iyo sidoo kale 6 sargaal oo sarsare oo ka tirsanaa xukuumada Itoobiya.

Waxaana sidoo kale ay qoraalkaasi ku sheegen in qaraxaasi ay ku nafwaayeen Saraakiil farabadan oo katirsanaa Waxa ay ugu yeeraan Dowladda ridada kuwaasi oo u badna akuwii lagu soo taba baray dalka Itoobiya balse magacooda lama shaacin iyo inta ay tiro la ekaayeen kuwaasi oo kuligood ku wax yeeloobey xarakii ka dhacay Hotel madiina ee Magalaada B/Weyne.

Xafiiska warqabadka Warkadalka.com ,muqdisho

Comments

#11 | Nasra on June 21 2009 03:58:32
Al shabaab balaayo madow ayaan idinku ogahay
#12 | faaddumo on June 21 2009 03:59:49
waxaan rabaa in aan u hambalyeeyo hooyadii dhashay halyeeygaan qiimaha badan
waxaan illaah kaaga baryaa in adiga iyo ehelkaagaba jano idin geeyo.
waxaad tahay hooyo aad u qiimo badan
illaahna waa kuu gar gaaray
#13 | Nasteexo on June 21 2009 04:02:01
Al shabaabow intaad geysateen waa la idiin geysana.
#14 | timiro on June 21 2009 04:05:17
alla sharaf badanaa hooyadii dhashay halyeeygaan
waxaan leenahay naarta alaha ku fogeeyo kuwa soo kaashtay gaalada sida cumar xaashi iwm
#15 | daacad on June 21 2009 04:06:11
waxaa mahadi u sugnaatay ilaahii noo nagu irzaaqay wiilashaas da,da yar ee hadana garansiiyey waxa ay garan waayeen kuwa kuwa aabeyaal iyo awooweyaal u noqon kara.
waayo waxa kaliya ee maanta noo dhaq dhaqaaqayaa waa iyaga marka koleey qofkii neceb waxaan dhihi lahaa aduunyadana cuqdad ayaad ku joogeeysaan aakhirana cadaad hadii aan ilaaheey ku hanuunin oo aadan ka soo noqon inta,aad nooshahay
#16 | hodan on June 21 2009 04:10:44
alshabaab waa mujaahidiin soomaaliyeed
shariif iyo jeele iyo aadan madoobe iyo kuwii gaalada qalbiga ka jecl waa mujrimiin gaalo raacyo ah
nasteexo iyo nasrana waxaad tihiin qabiil qabiilna waa uraa naceeykiina waxuu ku saleeysan yahay waa qabiil alaha idin hanuunsho
#17 | zakia on June 21 2009 04:12:23
alaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaahu akbar
shahaadada alaha ka aqbalo geesiga sanadka
#18 | max'ed on June 21 2009 04:15:24
A.C.W.
Ilaahay ha dhawro dhallinta mujaahidiinta Al-shabaab
iyo walaalahooda Xizbul-islaam ee runtii ahaayeen xoogaggii jihaadka kala hortagay Tigreega iyo daba-dhilifkoodii soo jireenka ee Col. C/llaahi Yuusuf Axmed ee isagu hadda qabuura siyaarashada ugu maqan dalka yaman kadib markay dhallintani fashiliyeen fikirkiisii dulmiga ku dhisnaa ee anaa banii fulaan , talada dalkana beesha aan ka dhashay baa leh ,
Hadda ayaa mujrimkani ogaaday in taladu soomaali oo dhan u dhaxaysey ee aanay beeshiisu u lahayn ama u lahaan jirin si gooni ah.
Dhallintani waa kuwa la'aantood aannu Ethiopia u gacan geli lahayn C/llaahi-gii keenayna uusan awoodi kari lahayn in uu la xaalo oo ka hoos baxo amarradooda adag ee gumaysi , bal isaga waxay la ahayd in uu gob yahay tigreegana ku shaqaysanayo oo ay yihiin cummaal u adeegta isaga iyo gobta uu ka dhashay dabadeedna uu dhihi doono iska baxa , balse maxaa ka dambeeyey ? walaallayaal ogin in markii dantii laga lahaa laga gaaray lagu yiri gacantaada ku qoro waraaqda is-casilaadda waad badbaadi doontaaye , dabadeed ogin in isagoo murugo badan iyo is-ceelkaambi ku jora uu qortay waraaqdiisii is-casilaadda uuna akhriyey dabaddedna si hal-haleel dalka uga carary dalka aadayna Yemen.
Yaa naga mid ah oo dabadeed C/llaahi juuqdiis dambe maqlay, soow shibeey shib ma aha xaajadiisu ?
Kaasi bog xirmay dheh , fadliga walaaleheenna dhallinta ah jihaadaya awgood ku xirmay , balse waxaa isla dariiqii ku socda Sh. Shariif oo ay reer Galbeed u akhrinayaan intii ay u soo akhriyeen saaxiibkiisii ka horreeyey C/llaahi .
haddaba annaga oo wada og in reer galbeed aanu doonayn in ay caawiyaan dawlad dimoqraadi ah oo Soomaaliyeed , og haddana inaysan doonayn in dawlad Islaannimadu ka run tahay ay ka dhalato geyigeena , og haddana in ay yihiin kuwii la saaxiibay , u aqoonsaday siyaasiyiin wardlord -yadii taas oo ay macneheedu tahay soo dil dad badan anna igu qayb in aan u keeno isla-dadkaas cunno iyo daawo si aan u qariyo nacaybkayga una lid miisaamo xumahaaga iyo dhibkaaga , maxaan kaga hor imaanaynaa dhallintaan badbaadiyeen walaaleheen iyo kulligeen iyo dalkeeniiba , kana badbadiyeen hororradii warlord-yada ahaa iyo saaxiibbadoodii barigantaalayeen ee reer galbeed.
Haddaba walaalkayga Soomaaliyeedoow ogoow qabiil maleh halbeeg lagu cabbiro oo sal ah iyo heer haddii hoos loo aado aanu sii kala dhambalmi karin ama sii kala qaybsami karin , sidaas awgeed dhallintani waa kuwa kaliya ee aanu qabiil ka dhex jirin , caddaaladduna ay dhexdooda tahay.
walaalahayga soomaaliyeedoow ogaada reer galbeed waxa ay jecel yihiin in uu na hoggaamiyo mid fasahaad badan (corrupted) , warlord , calooshiisa u shaqayste (mercenary) iyo intii dad xun ah .
reer galbeed waxay kula neceb yihiin ama aysa kuu oggolayn oo ay kaala dirirayaan Qeexnaanta calashaan in aad adigu isla-adiga tahay .
Ugu damabayn ilaahay ha dhawro , hana badiyo tirada iyo tayada dhallintan islaamka ah marka xigtana walaalaheen SOOMAALIYEED ah , ninna ima oranayo isagoo gaal ah anaa daawadaada og Al-shabaab waa cadaw.
Ogin Soomaali haddaan nahay maalin baa nin gaal ah oo cad noo yimid , ku qbsay xoog dalkeenna , muddo tobnaadyo sannadeed ah dabadeedna wuu baxay laakiin dhulkii aannu lahayn ee qaybsaday , qaybo badan oo kamid wuxuu hadyad u siiyey Ethiopia iyo Kenya , markaasuu yiri tani waa sharci , waxaana laga aqoonsan yahay Ururka Qaramada Midoobay oo aan anigu dadka oo dhan u sameeyey balse aan danahayga ku fushado.
Haddaba Soomaaliga dhagaysanayoow maraykan , Ingiriis iyo dhammaan reer Yurub-oow ma illawday taariikhdaada mise damiirkiibaa kaa dhintay , ma xoolaa tahay , xoolaha ayaa ninka luhu baad iyo biyaba siistaa sida ilma uu dhalay dabadeedna kawaanka geeyaa si uu kharajkiisii uga soo ceshado , bal ila eega Soomaaliyeey reer galbeed dadkeenna sannad walba cunno deeq ah ayay u keenaan , dawlad ay dhiseen dhaqaalo kuma tageraan , sidoo kale waxay ku dalbadaan inta wax gumaadda oo maata layska ah.
#19 | SHUKRI on June 21 2009 04:16:34
ALAHU AKBAR
WAXAAN DHIHI KARAA WAA GEESI BIR AH
WAXUU DHABARKA KA JABIYAY GAALADII
ILLAAHOOW ASOO KALE KU BADI WADANKEENA

ILAAHOOW SHARIIF SHAYDAAN IYO UGAANDHEESKA UU WATO IYO ITOOBIYADA UU U YEERTAY ADAA NOOGA FILAN
ALOOW ADUUNYADA KU CADAAB AAQIRANA MID KA DARAN GALI
#20 | MOHAMED AHMED on June 21 2009 04:39:50
ASC, BACDA SALAAM WAR ALLE KA CABSADA MUSLIM LA LEYNAAYO JANNO LAGU MA GALO EE YAAN LA QALDIN CIYAALKA HADII AY RUN IDINKA TAHAY HA IS QARXIYEEN MADAXDA AL SHABAAB BYE

Post Comment

Name:

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.


Render time: 0.05 seconds
358,258 unique visits