Waa sidee xaalada Deganka Wabxo warbixin Xasaasi ah iyo Sawiro Muujinaya sidii maalintii Shalay loo Aruuriyey oo loo aasay Meyadkii Ashahado ladirka Labaxay Ahlu Suna Waljameeca.

(07-06-2009) Waxaa weli soconaya Aruurinta iyo baadi goobka loogu jiro Meydadkii ashado ladirka lagu laayey dagaalkii deganka Wabxo iyadoo weli ay halkaasi ka socoto baadi goob loogujiro meydad fara badan oo weli laga baadi goobayo Dhulka keyntaa,iyadoo ilaa shalay halkaasi laga aruurinayey Meydadkaasi Hadaba waxeynu idiin soo gudbin Doonaa qaarka mid ah Meydadkaasi inagoona Qalbiga siinweyney in aan idiin soo wada gudbino sawiradaasi.

Deganka Wabxo ayaa ah mid saakay degan iyadoo weli la arkayo gawaarida Mujaahidiinta oo Dhulka keyntaa gaafwareegaya baadi goobna ugu jira meydad iyo dhaawacyo ayisaga carareen maleyshiyaadkii ashahdo ladirka kadib markii maalintii shalay ilaa xaly la aruurinayey Meydadkaasi ayaa weli waxaa socda dadaalo lagu baadi goobayo Meydad saaid ak oo qaarka mid ah Rayidka degan Dhulkaasi ay soo sheegen in ay gebran yihiin dhulka keyntaa.

Sargaalka ugu sareeya Dagaalada Wabxo ayaa amarku siiyey ciidamada halkaasi jooga in ay marka hore soo aruuriyaan oo baadi goobaan dhamaan wixii meyd ah ee halaasi ku sugan iyadoo la ilaalinayo caafimaadka dadka Deganka iyo xuquuqda meydka oo ay ka mid tahay in la asturo.

waxaa maalintii shalay ilaa xalay la aasay dad kor udhaafay 77 welina waxa ajira meydadfara badan oo aan la helin oo ku dhunsan dhulka kenytaa kuwaasi oo goobahaasi ku geeriyoodey kadib markii iyagoo dhaawac ah u ubaxsadeen dhulkaasi.

Degaanka wabxo Ilaa Tuulada Warxoolo oo ah halka ay usoo furxadeen Ashahado ladirka ayaa wararkus heegayaan in ay gabran yihiin Meydad lagu qiyaasay kudhowaad 100 kuwaasi oo ah maleyshiyaadkii ashado ladirka looga awooda roonaaday dagaladii halkaasi kadhcay.

Xoogaga Islaamiyiinta ayaa iyagu go'aan saday in aysan wax dagaal ah qaadin ilaa inta aya ka asturayaan Meydadka halkaasi ku sugan lana soo celinaayo nadaafadii iyo deganaanshihii Deganka Wabxo iyagoona bilaabay in ay dadka rayidkaa baraarujiyaan una sheegan in leysdejiyo meelna looga soo wada jeesto kuwa uadeegaya Daalada,iyagoona shacabka reer Wabxo uaga mahad celiyey sidii ay gacanta uga geysteen daggaalka kii lagu jebiyey Ashahdo ladirirka.












Comments

#81 | ILLAH Ha u naxariisto on June 25 2009 06:40:04
Innaa li laahi wa innaa ilaahi raajicuun.
waxaan aad kaga xumahay in maanta Qof diin leh ama aqoonyahan somaliyeed uu ku faano in uu soo bandhigo sawiro ceyn kaan oo kale ah Illah ayaa garanaya wax walba aysan ibni aadamku aysan garanaynin. lakiin waxaan kula talinayaa Ninka awooda in uu webkan ka saaro sawiradan in uu ka saaro isaga oo eegaya meelabadan aysan islamku ogoleyn.
#82 | gvfbf on July 02 2009 00:56:17
vcbvbvbvnvn v b nn gngngng
#83 | ali on July 08 2009 21:30:23
war ilaahay kabaqa dhiigiina inaad baneeysataan hadanaad maydkiina kuciyaareeysaan wallahi ahlu bidac hadaad maqasho waa kuwaan laaxowla walaaquwata illaa bilaahi ilaahayoow dhiiga ay ururadaani daadinayaan adaa ujeeda. walaahi inaan dhiiga muslimku ciyaar ciyaar dhulka kudheceeyn ee xisaabteedaa latagi doonaa hadda faraxsanaada . hadii kale ilaahay haloo toobad keeno
#84 | alshabab gaalo on July 09 2009 00:36:45
ilaahay ka baqa qof islam ah oo ilaahay rumaysan oo ashahaadana ayaad dilaysaan yaa idiin baneeyey xagee diinta iga jirtaa waxaad samaynaysaan ilaahay ka baqa naar ayaa idiin dambaynaysa hadii aad waxaas wadaan
#85 | Xarakada alshabaabul Mujaahidi on July 09 2009 03:53:03
waxaan idiin sheegaynaa in aad joojisiin sawirada been abuurka ah ee aad ku marin habaabinaysiin shacabwaynaha somaliyed ,
#86 | Gorgaarte on July 12 2009 07:09:59
War ninka webkaan lahow miyeysan wax yar oo Islaamnimo iyo waddaniyadihi kugu jirin waadiga ku faanaya gowraca dadkaagu dadkaaga ay gowracayaane, taasoo cadowgii wali uu dalkaaga ku dhex jiree. War haddii damiir diinta aad sheeganeyso kugu jiro maskaxdaaduna aysan hawlgabna aysan aheyn bal in yar inta aad fakartid Ilaahey u toobadkeen waan kuu nasteexeynayaahe.

Allaha kugaransiiyo
#87 | abdi on July 18 2009 04:38:20
v ty wt tw sfgwg auyf98 ff oiuo bvfouo0q q0 cbnq0cb qybcqy7gy n- 8 n=
#88 | wow gold on October 08 2009 20:09:52
Tibet Autonomous wow gold Region wow gold Cultural Relics Bureau, the cheap wow gold Lhasa City cheap wow gold Cultural Relics Bureau, the Jokhang Temple and construction management, World of Warcraft Gold and other World of Warcraft Gold relevant parties buy wow gold after wow power leveling consultations, decided to take these newly discovered wow power leveling relics buy wow gold sealed in situ.

Jokhang Temple wow gold Management wow gold Branch benba Tsering told reporters: "option to traditional architecture cheap wow gold cheap wow gold heritage on the compartment must have some reason, in order to respect the traditional buy wow gold characteristics, wow power leveling where the relics will be found where World of Warcraft Gold they are buy wow gold stored." It is understood that The newly discovered most of the statues do not have a "hidden install", the archive, all statues have carried out World of Warcraft Gold a "loaded wow power leveling possession."

09.10.09T Frown
#89 | rvx on March 23 2010 20:04:25
replica watches was founded as a Swiss Replica replica watches Watches manufacturer. The rolex company was ROLEX Watches fake rolex established back in the year 1902. It is another replica watch important watch maker that creates fake watches perfect watches. The Festina brand fake watches OMEGA Watches is over 100 years old and omega watches one of the Panerai watches fastest replica rolex growing Patek Philippe watches brands omega in Europe-a best seller in its home breitling Tag Heuer watches country of Armani watches cartier Spain. It seems that many cartier watches great watches are made from tag heuer this watch maker.From breitling watches the
#90 | watchesloot on April 16 2010 20:23:23
Information on the activities the capital of Readersreplica watchesThe United States welcomes political stability in Kyrgyzstanreplica watchesGerman brothers walk to India, Europe and Asia Tour 7500 kmreplica watchesYushu injured teacher your students see you! (Map)louis vuittonExport-Import Bank of China to provide more than 1.1 billion yuan will be the people of Tanzania ..louis vuittonYushu injured teacher your students see you! (Map)louis vuittonYangon, Myanmar bombings claimed 178 casualties, there is no organizational explosionlouis vuittonVolcanic eruptions, paralysis of the European Aviationlouis vuittonU.S. House of Representatives Committee will reconvene the hearing on Toyotalouis vuittonRangoon bombing casualties with nearly 20004.17C

Post Comment

Name:

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.


Render time: 0.05 seconds
358,987 unique visits