Waa sidee xaalada Deganka Wabxo warbixin Xasaasi ah iyo Sawiro Muujinaya sidii maalintii Shalay loo Aruuriyey oo loo aasay Meyadkii Ashahado ladirka Labaxay Ahlu Suna Waljameeca.

(07-06-2009) Waxaa weli soconaya Aruurinta iyo baadi goobka loogu jiro Meydadkii ashado ladirka lagu laayey dagaalkii deganka Wabxo iyadoo weli ay halkaasi ka socoto baadi goob loogujiro meydad fara badan oo weli laga baadi goobayo Dhulka keyntaa,iyadoo ilaa shalay halkaasi laga aruurinayey Meydadkaasi Hadaba waxeynu idiin soo gudbin Doonaa qaarka mid ah Meydadkaasi inagoona Qalbiga siinweyney in aan idiin soo wada gudbino sawiradaasi.

Deganka Wabxo ayaa ah mid saakay degan iyadoo weli la arkayo gawaarida Mujaahidiinta oo Dhulka keyntaa gaafwareegaya baadi goobna ugu jira meydad iyo dhaawacyo ayisaga carareen maleyshiyaadkii ashahdo ladirka kadib markii maalintii shalay ilaa xaly la aruurinayey Meydadkaasi ayaa weli waxaa socda dadaalo lagu baadi goobayo Meydad saaid ak oo qaarka mid ah Rayidka degan Dhulkaasi ay soo sheegen in ay gebran yihiin dhulka keyntaa.

Sargaalka ugu sareeya Dagaalada Wabxo ayaa amarku siiyey ciidamada halkaasi jooga in ay marka hore soo aruuriyaan oo baadi goobaan dhamaan wixii meyd ah ee halaasi ku sugan iyadoo la ilaalinayo caafimaadka dadka Deganka iyo xuquuqda meydka oo ay ka mid tahay in la asturo.

waxaa maalintii shalay ilaa xalay la aasay dad kor udhaafay 77 welina waxa ajira meydadfara badan oo aan la helin oo ku dhunsan dhulka kenytaa kuwaasi oo goobahaasi ku geeriyoodey kadib markii iyagoo dhaawac ah u ubaxsadeen dhulkaasi.

Degaanka wabxo Ilaa Tuulada Warxoolo oo ah halka ay usoo furxadeen Ashahado ladirka ayaa wararkus heegayaan in ay gabran yihiin Meydad lagu qiyaasay kudhowaad 100 kuwaasi oo ah maleyshiyaadkii ashado ladirka looga awooda roonaaday dagaladii halkaasi kadhcay.

Xoogaga Islaamiyiinta ayaa iyagu go'aan saday in aysan wax dagaal ah qaadin ilaa inta aya ka asturayaan Meydadka halkaasi ku sugan lana soo celinaayo nadaafadii iyo deganaanshihii Deganka Wabxo iyagoona bilaabay in ay dadka rayidkaa baraarujiyaan una sheegan in leysdejiyo meelna looga soo wada jeesto kuwa uadeegaya Daalada,iyagoona shacabka reer Wabxo uaga mahad celiyey sidii ay gacanta uga geysteen daggaalka kii lagu jebiyey Ashahdo ladirirka.












Comments

#31 | sacad al islaami on June 07 2009 15:58:26
asc dhamaan umada muslimiinta waxaa ayaan dara in sidaan ay somalidu isku layso oo waliba dadkii diinta is baray maanta midba midka kale uu gaal ku tilmaamo , gaal nimo wax yar ma ahan lkn waxaan dhihi lahaa kuwa soo sawiray waa inay umada u turaan oo ku wacyi galiyaaan islaanimo iyo wadini nimo waxaan oo kale saxaafad sooma qaadato teeda kale dadkaan dhuunta ka go,an dabcan waa ahlu towxiid cidii gaal ka dhigtana ayada ku danbaabayso marka walaal yaal qof kastaahi ilaah haka cabsado koley waana la is yaqaane ninka leh webkaanow ceeb iyo fadeexo wadani xumo ayaa kuu sugnaatay alaahna cadaabtiisa hakugu fogeeyo hadii aad soo sawirto waxaan oo kale duli ayaa tahay umada duufinaayo marka umadiisa ilaah asiga awood lahe hakaa ilaashto si kale u dhowrsa mayside la dhimo furaha webka aaaamin aaaamin aaamin
#32 | jaamac on June 07 2009 16:25:01
arintu waxay ka dhamaan la'adahay khawaarij iyo cidii cadowga Allah la safata waa Ahlu tawxiid.

ta hore khwaarij nebigu (scw) wuxuu yidhi..
waxay dilaan isaamka gaaladana way dhaafaan.


nimanka melez iyo saraakiishiishii la talinayaan hub iyo lacag ka timi yuhuud iyo maraykan la siinaayo
so gaaladii ma daafayaan islmakiina lama dagaalamayaan.

yaa Khawaarij ah markaa?

ta 2labaad.
tawiidku waa kaa burayaa hadaad gaalo la safato
taana ilaah ayaa quraanka ku cadeey ninkii gaalo xulafo iyo awliyo ka dhigto esagoo islaamka la dagaalamay eyaguu ka midyahay.

Eeba wuxuu kale oo yidh munfigiinta gaala raaca ugu bushaaree naar kulul.

magacayo aan waxay yihiin aaydaan garanayn yaan la iska tuurtuurin.
#33 | muslima on June 07 2009 16:32:18
ilaahoow somali u gargaar inaa lilaahi wa inaailehi raajicuun
#34 | maskiin ilaaheey on June 07 2009 17:57:01
waa wax aad looga murugoodo dagaalka nuucaan ah
ilaahay sw waxaan weydiisanaynaa in umadaan illaahay uu xaqa ku sugo,runtii soomaali dhibaatada waxaa ay uga bixi la,dahay oo masiibadaan noogu wacan waa macaasida, aan illaahay u noqono dhamaanteen,illaahayow noo naxariiso subxaanalaahi.
#35 | hanad on June 08 2009 04:09:36
ASC waalaala yaal
salaan kabacdi waa mahad iskaleh allahii na uuntay mideda kale wxaa mahad iskaleh dadkii shaqadaan qabtay oo umada meel ka saaray waxee la soo jiraaan cadowga islaamka kadib waxee rabaa iney sharecada islaamka aye ku dhaqaan si gaalnimo ah madaama ay garab soo siiyeen gaalada XARATUL SHABAAB MUJAAHIDIIN iyo WALAALAHOOD XISBUL ISLAM illaah haka aqbalo shaqada ay ka wadaa wadanka somaaliya illahna haku garab kalo wabilaaahi towfiiq[/b]
#36 | HANAD on June 08 2009 04:14:57
ASC walaalayaal
salaan kadib waxaa mahad iskal leh illah mideeda kale waxaa mahad iskaleh raggiii shaqadaan qabtay eee walaalaheyn ah oo al XARATUL SHABAAB MUJAAAHIIN iyo WALAALAHOOD XISBUL ISLAAM maadaada ay gacanta kula jiraaan sifeynta qawaaarijta ee waxbo ilaaaa muqdhisho kuwii ku shahiidana ilaaah janada haka waraabiyo shahaadadiina haka aqbalo wabilahi towfiiq walaalaheyn shaqada ay wadaa shaqo yar maahan waa shaqo weyn ilaah waxaan uga baryaa inuu u fududeeyo sidii ay ku dhaqi laaheen shareecada iskaaamka
#37 | dooro dile on June 08 2009 08:35:48
asc waxaan aad iyo aad uga xumahay inaad ku faantaan maydkii walaalkaa muslimka ahaa ama soomaaliga kula ahaa ama waa walaalkaa hooyodaa ama aabahaa dhalay anigu waxaan aqaan laba wiil oo walaalo run ah oo labaduba ku dhintee dagaalkaan iyadoo midba dhinac ka soo jeeda si,aalkeebaa jano galay keebaase naar galay ? waa sidaas ookale waxaan leeyahay al shabaab x islam iyo dawladaba joojiya dagaalka siiba al shabaab oo la sheegay inay u shaqeeyaan YAHUUDA waayo waxaa la soo ogaaday inay yahuudu dhaqaalaha siiso oo ayka wado islamka isku halaaji yahuuna dhaqan waa u leedahay caadadaas xun al shabaab joojiya dagaalka si dag dag ah caruurahana ka daaya maskaxda aad ka xadaysaan oo ah jano ayaa lagu galaa hadaad disho qof muslina oo masaajidka ka soo baxay al shabaab waa dhaqan xunyahiin marka hore shacabka soomaliyeed waa idin nacay ogaada al shabaab ha isku dirina shacabka soomaliyeed yahuud ayaa xaga dhaqaalaha idinka taakulaysa bye bye
#38 | Abu Dardaa on June 08 2009 10:40:25
Inaa lilaahi wa inaa ilaahi raajicuun
Ilaahoow umadaan walaalaha ah iyo dhamaan umada soomaaliyeed nabad dhex dhig aaaamiiiiiin
#39 | waa wiil somaliyed on June 08 2009 11:53:31
medad kaan waa ku wii khawarijta ahaa alaha duleeye inta nool iyo inta dhimatay nah alaha cadaabo meel xun ilaah haka bixiyo khawarijta waxaan baq baq tiyay nah waa ayaga
#40 | WAA SOOMAALI OO DHAN on June 08 2009 11:58:35
kusocoto mulkiilaha websiteka warkadalka waxaan inka codsanaynaa iniidnaan mardambe kusooqorin maydadka dadka walaalahaa ee la iskudiray hadalada xun xun oo aad kukor qoraysiin hadii aad leedihiin dadka kusoojiita tani sameecadiina ayay udarantahay iyo waliba shaqadiina asalaamucalaykum waraxmatulaahi wabarakaatu

Post Comment

Name:

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.


Render time: 0.05 seconds
358,987 unique visits