Waa sidee xaalada Deganka Wabxo warbixin Xasaasi ah iyo Sawiro Muujinaya sidii maalintii Shalay loo Aruuriyey oo loo aasay Meyadkii Ashahado ladirka Labaxay Ahlu Suna Waljameeca.

(07-06-2009) Waxaa weli soconaya Aruurinta iyo baadi goobka loogu jiro Meydadkii ashado ladirka lagu laayey dagaalkii deganka Wabxo iyadoo weli ay halkaasi ka socoto baadi goob loogujiro meydad fara badan oo weli laga baadi goobayo Dhulka keyntaa,iyadoo ilaa shalay halkaasi laga aruurinayey Meydadkaasi Hadaba waxeynu idiin soo gudbin Doonaa qaarka mid ah Meydadkaasi inagoona Qalbiga siinweyney in aan idiin soo wada gudbino sawiradaasi.

Deganka Wabxo ayaa ah mid saakay degan iyadoo weli la arkayo gawaarida Mujaahidiinta oo Dhulka keyntaa gaafwareegaya baadi goobna ugu jira meydad iyo dhaawacyo ayisaga carareen maleyshiyaadkii ashahdo ladirka kadib markii maalintii shalay ilaa xaly la aruurinayey Meydadkaasi ayaa weli waxaa socda dadaalo lagu baadi goobayo Meydad saaid ak oo qaarka mid ah Rayidka degan Dhulkaasi ay soo sheegen in ay gebran yihiin dhulka keyntaa.

Sargaalka ugu sareeya Dagaalada Wabxo ayaa amarku siiyey ciidamada halkaasi jooga in ay marka hore soo aruuriyaan oo baadi goobaan dhamaan wixii meyd ah ee halaasi ku sugan iyadoo la ilaalinayo caafimaadka dadka Deganka iyo xuquuqda meydka oo ay ka mid tahay in la asturo.

waxaa maalintii shalay ilaa xalay la aasay dad kor udhaafay 77 welina waxa ajira meydadfara badan oo aan la helin oo ku dhunsan dhulka kenytaa kuwaasi oo goobahaasi ku geeriyoodey kadib markii iyagoo dhaawac ah u ubaxsadeen dhulkaasi.

Degaanka wabxo Ilaa Tuulada Warxoolo oo ah halka ay usoo furxadeen Ashahado ladirka ayaa wararkus heegayaan in ay gabran yihiin Meydad lagu qiyaasay kudhowaad 100 kuwaasi oo ah maleyshiyaadkii ashado ladirka looga awooda roonaaday dagaladii halkaasi kadhcay.

Xoogaga Islaamiyiinta ayaa iyagu go'aan saday in aysan wax dagaal ah qaadin ilaa inta aya ka asturayaan Meydadka halkaasi ku sugan lana soo celinaayo nadaafadii iyo deganaanshihii Deganka Wabxo iyagoona bilaabay in ay dadka rayidkaa baraarujiyaan una sheegan in leysdejiyo meelna looga soo wada jeesto kuwa uadeegaya Daalada,iyagoona shacabka reer Wabxo uaga mahad celiyey sidii ay gacanta uga geysteen daggaalka kii lagu jebiyey Ashahdo ladirirka.












Comments

#11 | turki iyo on June 07 2009 07:56:28
turki iyo xasan daahir waxaan ka codsanaayaa in uu soo qabto ashahaado ladirirka ugu weyn kaaso ah cumar xaashi kaaso wada qiyaano uu isaga horkeenaayo shacabka walaalaha ah ee reer hiiraan isagoo laga soo xiktay in uu rabo qalalaaso in uu kala dhex dhigo shacabka reer hiiraan ee hala soo dadajiyo jabkiisa
#12 | KAMA dAALE dAREENKA DADKIISA on June 07 2009 08:32:38
w/calaykum, Waxan la yaabanahy kuwa iska dhigaya dhexdhexad oo khawanada Diin, Dal iyo dadnimoba ku bedeshey majin qaada u naxaya oo leh Muslimiin baa Isleynaysa wal Ilaahay ka baqa yuusan towxiidkiinu burin . Qofkii gaalo soo raaca oo safka gaalada gala Ilaahay subxaanu watacaala wuu ku sheegey quraankiisa rasuulkiisuna salawaatullaahi calayhi wasallam wuu ku sheegey axaadiista. Wax yaabaha uu qofku Islaamnimada ugu baxa waxa ka mida" man lam yukafiral kaafir, fahuwa kaafir" oo h qofkii aan gaalka gaal ku sheegin asagaa gaal ah. Subxaanallaah! dadka waxa iskaga qaldamey Qowmiyad, Qabiil, iyo Islaamnimo. Islaamnimadu maahan in lagu dhasho sida yahuudu aaminsantey oo Qofku wax kasta ha aaminsanaade haduu tafiir yahuudi ku jirto waa yahuudi uun, lakin Islaamnimadu Rumeyn Lagu muujinayo ficil hiil iyo hooba leh waaye. Waxa u daliila taas markii Nebi Nuux calayhi salaam uu Ilaahay ku dhahay waxan bad baadineynaa adiga iyo ehelkaaga waa tii wiilkkisu uu safka gaalada raacey iyadoo doontii ey mowjado hirar ah dhexmareyso buu wiilkiisu ku dhahay war wilkayow nasoo raac oo safka gaalda kasoobax markaasu ku dhahay buurtaas dheer baan korayaa oo biyaha iga bad baadineysa! intuu u hadalku dhexmarayey waxa kala dhexmarey Buur hir ah,waana la qarqiyey. Markii Nuux uu meel degey buu Ilaahay weydiistey isagoo leh; Ilaahaw ballantaadu waa xaq, kuwa wax xukmiyana adaa ugu xukun wanaagsan wiilkeygu ehelkeygu ka mid ahaa,,, Bal eega siduu Rabbi subxaanu watacaala ugu jawaabay iyo canaanta ku dhacdey Nebi Nuux cs Nuuxow kama usan mid ahan ehelkaaga, waa camal aan wanaagsaneyn, hana i weydiinin waxaadan aqoon u lahayn, waxaanna aan kaaga digayaa inaad kuwa Jaahiliinta(Gaalada) ah ka mid noqoto. Nebigii Ilaahay baa saas loogu digey maxad u maleyneysaa qof awalba dembigiisii uu ka batey. Muslimiinta iyo Salafka saalixa wax isku khilaafay ma jiraan qofku hadduu cadow usoo raaco muslimiinta asagoo Aduun raadisa inuu gaaloobayo oo murtad noqonayo. Xittaa gaalda aaminsan in qof waddani ah hadduu wadankiisa la qabto asagoo cadowga wadankiisa u shaqeynayo ama u basaasaya la qabto in abaal marintisu tahay in la dillo,oo uusan caffis lahan xittaa wadamada reer galbeedka ee dhaha dilka waa iska deyneyn haddii qofka lagu qabto khaa'inu waddanimo caffis malahan. Maxa u maleyneysaa Qof muslima?! Khaa'inu umma ama wadan waxa la dhaho maahan inuu murtad yahay, ee xittaa ma mudna haduu xiranyey in lasoo booqdo.

Waxa Gaalnimo iyo Riddo lagu xakumey xukaam badan oo caalamu islaam ka tirsan(dowladii A/Yuusuf ha ugu dambeysee) waxa ka midahaa Maxamed Najiibullaah oo Afqanistaan madaxweyne ka ahaa wuxuu u yeertey shuuciyadii iyo Ruushkii markii Halgamayaashii ey dowladiisii sigeen. culimadii caalamu Islaam uu sacuudigu ugu horreeyo waxay ku xukumeen riddo ama gaalnimo siduu sharcigu ahaa. Gaaladii Aduunka shirtey uu hormuud ka yahay Mareykan waxa Go'aan lagu garey in uu ruushku baxo Najiibullaahna uu wadanka shareecada Islaamka ku dhaqo. Siduu buu yeeley waxa loosameeyey dacaayad ah sida maantaba kuwani dhahayaan maanay Islaamka iga xigaan, hadey shareeco rabeen dowladii shareecadey qaadatey ee ha kasoo qayb galaan! weliba ficil bu ku daray oo xafiisyada waa laaga dareeri jirey saladaha, khamrigana waa la mamnuucey. Saasoy tahay culimadii caalamka islaamku oo uu ugu horreeyan Reer Aala sacuud wey diideen waxayna dhaheen waa murtad waana in lagu wada Dagaalka! kuwaii askarta u ahaa Najiibullaah waxa lagu tilmaami jirey shuuciyiin aan Islaam ahayn waayo waa dad khayaaney ummada oo gaalo soo geliyey wadanka lama aaminayo, ummaduna waxar jaban ku aaminimeyso iska daa dowlad Islaama in lagu aaminee. Marka haddii Najiibullaah laga diidey taas oo saas loo galey oo xaqqu uu qabtey Maxa maanta ummada loogu hoosaasinayaa khawandan ku faanaya iney Gaalo u khidmeeyan?! maxa Cabdullaahi iyo dowladiisa Gaalnimo loogu xukminayey markuu ethio iyo gaalo u yeertey?! sow isla gaaladii maahan kuwan Dowladdan watta si dadka loo marin habaabiyo?! War walaalayal Ilaahay ka baqa kuwiinan khawanada gaalada raacdey Muslimiin ku sheegaya oo Jihaadkan Barakeysan Fitnada ku sheegaya Ilaahay baa quraankiisa ku leh; Afa najcalul muslimiina kal mujrimiin?!! maa lakum keyfa taxkumuun?! Wallaahi waxad mooda aayadan iney saaka soo degatey subxaanallaah oo micnaheedu yahay ma maslimiintaan ka yeelna Mujriimiin see wax u xukmineysaan?!! waxad ka dhigteen Mujaahidiintii kuwa Dhiig Muslim banneystey, Murtadiintii iyo Khawandiina Dowlad Islaamiya! War yeydan ku gaaloobin waxad ku hadleysaan. Aniga iyo qofkastoo muslima waxa la gudboon inuu xujada idinku oogu kuwiinan la qaldayow. Haddey aayadkaas muxkanka ah idin deeqi waayaan, ood shakkidaan hadde ogaada inaad Alle iyo mu'miniinta caro geliseen, Gaalo iyo Ibliisna farax geliseen

BY: Kama Daale Dareenka Dadkiisa
#13 | axmed on June 07 2009 08:36:18
aasc marka hore ilaahay ayaa mahadsan garabkooda kabaxay nimankii males zinawi uu ka hadlay uu yiri anagaa garabtaagan waa nimankii aadan cayroow jaajuusay maanta ilaahay ayaa kala saaray xaqa iyo baadilka waxaana u mahad cilinaynaa akhyaarta webkan iska leh iyo kuwa la shaqeeyaba aad ayaad u mahad santihiin ilaahayna waxaan ka rajaynaynaa in uu sidan iyo si ka xun uu u galo inta ay gaaladu adeegsato asc
#14 | leyla on June 07 2009 09:00:01
asc all muslimeen
Inaa lilaahi waa inaa ilaahi raajicuun...war waxaan intey shacabka ku nool wabxo laayaan hadana qoorta ka goyan dhahaayo waa shahaado la dirir..waa eeyihii naarta qawaarijta nabiga (csw) nooga digay.

Masaakiinta ey saan u galeena waxaa looga bishaareeyay jano...nabiga (scw) aa yiri Qawaarijta wixii dilo & waxey dilaanba Waa Shahiideen.

Marka muslimiinta haka niyad jabina sidaan foosha xun ey shcabka somalida u galaayaaan..koleey qawaarij meel eey ku guuleeysatay lama arag hadana ma guuleysan doonto..Insha allah
#15 | jawaab on June 07 2009 09:36:45
Angryasalam caleykum waraxmatulaye wabarakaat waxaan jaclahay warka sidee u dhegeyo inaad ugu falotaan maahan inaad midna medkod tusisaan midna aad iska deysan
#16 | Naima on June 07 2009 09:52:43
asc wr wb walaalaha soomaliyeed ay ugu horeeyaan kuwa xaqa taageera.kuwa lunsan no salaan.waxaa ilaahay mahadiis ah in kuwa cadawga u adeegay kuna soo duulay gobolo aysan degin in ilaahay ku jebiyay dagaalkii ayna ku naf waayeen wax xaqdaro ah sidaad uga jeedaan sawirada.ma waxay garan waaayeen in ay cadawga uu naga damacsan yahay in soomali is layso.ilaah hanaga wada qabto kuwa u adeega gaalada sida dowlad ku sheega shariif.kuwa magaca ka bililiqeystay baaba suufiga ee aan aniga ugu yeero ahlu mooryaan iyo gaalada amisom. guusha waxaa leh xaq u dirirka soomaaliyeed ee ka dhiidhiyay in gaal na gumeysto.(mujahideenta) alshabaab& xizbul islam alaha guuleeyo dhamaantood.nasriga wuu soo dhaw yahay hala sabro insha alaah.wabilaahil towfiiq!
#17 | ceelbuur on June 07 2009 10:47:30
Dadka walaalaheen ah ee ka yimid Xeraale iyo Caabudwaaq,waxaan leenahay ilmihiina ceshada oo amxaaro yeeysan isku keen dirin, kuwa baaba,ayna samir alaha idinka siiyo
#18 | Abu ahmed on June 07 2009 11:15:58
Ilaaha ayaa mahad iska leh ilaaheygii jabiyey cadawgiisa iyo cadaw kalaalkiisa waxaan rajeynaynaa inuu ilaahey u laayo inta kale ee hartay iyo amxaarada la socota kuwa cataabka soo qoraya cataabka iska daaya dheh

Haddii aad ka naxeysid maxaad ugu sheegi waysey oo aad u dhihi waysay ka hara gaalada idin soo siisey hubka kaalaya muslimka la safta
#19 | abdalla on June 07 2009 12:09:09
as/c
walaalayaal waxaa wax laga xumaado ah oo aad loola yaabo in horta maanta 2 bo kooxood oo labaduma sheeganayaa QIIl diin ay is leeynayaan. hadii midba midka kale oga adacoonayo inuu XAQ yahay maxa aloo wayay in si diinta qabto loo wada hada;lo ama wax loo maareeyo. mida kale ninka qoraalkaan soo qoray markuu yiri <XEROW MACAWISLE>. waxaan filaa diinta Alaah sidii ay ayheed waa laga GABOOD FALAY. oo Allaah waxuu oranayaa(( udcu ilaa sabiili rabika bil xikmati wal mowcidatil xassanah)) lakin inta umad la xasuuqo islaam sheeganeso hadana masawiradooda lagu faano waaa FOOLXUMO iyo masawir xun oo laga bixiyaya ISLAAMKA. mise waaa ARRSI daba socda FALKII isna lamidka ahaa kan ee GURICEEEL. diinta islaamku waa TASAAMUX IYO MUCAAMALA. LAKIN HALA OGAADO ADIGA IYO RABI MAALINTA QIYAAMO CID IDIIN KALA TURJUMEESO MAJIRTO. HADABADA CIBAADADAADA aLAAH IYO ADIGA UUNBA AISLA OG WAXII LAABTA KU JIRANA ASAGAA OG EE nin walbow QABRIGAAGA waanajaiso rabigaagana xariirkiisa wanaaji. oo wax walbo waxay rabaaan inta aan XUKIN hadal ah ama FAL ah lagu ridin in laga baaraan dago.. w/s/C
#20 | cumaryare on June 07 2009 12:33:34
Iillahow dadka xaqa tuse.

meesha laba muslim iskuma haysee yaan la is indho tirin.

meesha waaxaa ku dagaalamaaya waa

niman u shaqaynaa xabashi, yahuud, maraykan iyo Iblees(Alaan ka magangalee)
iyo
niman u istaagay inay Raya islamka iyo deenta Allah kor u qaadaan.

ninka yuhuudiga ah, iyo ka soomaliga ah ee u shaqaynaaya maxay ku ka duwan yihiin?

ama ha ogadeen inay u shaqynayaan dimocradiyada yahuudu ku shaqysato Ama yey ogaan, laga yaabaa inay gaarkood lacag iyo wax yaalo kale dagaalka gliyeen, lakiin anaga waxaba nagama gelin taas.

islaamkii qariib ayuu noqday iyo wax lala yaabo aduunkoo dhami la dagaalamo,
laakiin
burshaaro
gushii islaamku way soo dowdahay ee ha la sabro

Post Comment

Name:

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.


Render time: 0.06 seconds
358,258 unique visits