Login

Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.

Latest Articles

Wararkii ugu dambeeyey

(02-08-2009)BUJUMBURA (AFP) – Burundi has deployed a third battalion of 850 soldiers to Mogadishu to reinforce the African Union peacekeeping mission in the Somali capital, Burundi's army said Sat

(02-08-2009)BUJUMBURA (AFP) – Burundi has deployed a third battalion of 850 soldiers to Mogadishu to reinforce the African Union peacekeeping mission in the Somali capital, Burundi's army said Saturday.



· admin on August 02 2009 01:17:07
SII AQRI WARKA · Print
Maxaaka jira in Xarakatul shabaabul Mujaahidiin ay diyaarinayaan Ciidamo farabadan oo ay Bisha Ramadaanka doonayaan in ay ku soo afjaraan dagaalada Muqdishu.

(02-08-2009)
Waxaa siweyn isu soo taraya warar sheegaya in xarakatul Shabaabul Mujahidiin ay diyaarinayaan Ciidamo lixaadleh oo ay u diyaarinayaan in ay xiliga bisha Barakeysan ee Ramadaan ay ku doonayaan in ay ku soo afjaraan dagaalada ka socda qeybokamid ah magaalada muqdishu weliba sida la sheegay qeybaha ay ku sugan yihiin ciidamada AMISOM.
· admin on August 02 2009 00:49:56 · SII AQRI WARKA · 30 Comments · Print
Maleyshiyaadka Ashahado Ladirirka Galgaduud oo Dumarka ka mubnuucay in ay qaataan Xijaabka iyo qaarka mid ah Dumarka Degmada Guriceel oo arinkaasi ka horyimid.

(02-08-2009)
Maleyshiyaadka Ashado ladirka labaxay Ahlu Suna waljameeca Ayaa magaalooyinka Dhuusa-Mareeb,Guri-Ceel iyo Caabud-waaq kusoo rogey haweenka in aysan qaadan karin Shukooyinka iyo weliba Indhashareerka,iyagoona ugu baaqay in ay qaataan waxa ay ugu yeeren dharkii ay horay ugu xijaaban jireen dadka Somalida ee ahaa Garbasaarka iyo Guntiinada.
· admin on August 02 2009 00:15:12
SII AQRI WARKA · 36 Comments · Print
Calanka Madow ee Alshabaab xaguu kasoo jeedaa, Muxuuse ka turjumayaa?.
(01-08-2009)Ilaah baa mahadleh naxariis iyo nabad gelyo nabi muxamed korkiisay ahaatay, Intaa ka dib, Calanka madaw ee afargeeska ah isla markaasna ay dhexda kaga qorantahay kalmada tawxiidka oo khad cad ahi, waa calan waayadan dambe lagu yaqaano meelaha ay joogaan mujaahidiinta xarakada alshabaab, marka laga hadlayo gudaha somalida.
· admin on August 01 2009 23:26:33
SII AQRI WARKA · Print
Maamulka Islaamiga ee Magaalada Kismaayo oo cambaareeyay war dhawaan ka soo baxay xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya.
(01-08-2009)maamulka islaamiga ee magaalada kismaayo ayaa si kulul ooga hadley hadalkii dhawaan kasoo yeerey wakiilka qaramada midoobey u qaabilsan arimaha soomaaliya axmed walad cabdala ee ku aadanaa in soomaaliya laga sameeyo qadka cagaaran.
· admin on August 01 2009 23:16:38
SII AQRI WARKA · Print
Hay,adda UNHCR oo Diwan Gelis Ku Bilowday Qaxootiga Soomalida ah Ee Ku Nool Dalka
(01-08-2009)Diwaan Gelin Lixaad Leh oo Hay,adda Qaramada Midoobay U Qaabilsan Dhinaca Qaxootiga Ka Bilaawday Magaalada Cape town Ee Dalak South Africa Ayaa Waxa Ay Ku Sheegtay Inay Ku Cabireyso Xaaladaha Qaxootiga.
· admin on August 01 2009 00:51:32
SII AQRI WARKA · Print
Nabi Suleymaan: "Ii Imoow Adoo Muslim ah"(Balqiisa); Hillary: "Ii Imoow Adoo Kaafir ah" (Shariifka)
(31-07-2009)Ilaah baa mahad leh. Nabadgelyo iyo naxariis nabi Muxamed korkiisa ha ahaato, Danta maqaalku maaha Shariif baa gaala ama muslim ah laakiin waxaan labo isku khilaafeyn in shaqaduu faraha kulo jiro tahay gaalnimo – inuu ciidamo iyo gaalo u keensado inay muslimiinta laayaan oo diintooda ka hor istaagaan.
· admin on August 01 2009 00:47:09
SII AQRI WARKA · Print
SUXARADII FIRCOON ALLIHII HANUUNSHOOW SIYAASIYIINTEENNA HANUUNI!!
(30-07-2009)Bismillaah Walxamdulillaahi Wasalaatu Wasalaamu Calaa Rasuulilaah Wabacdu, Aqristow cilmi labarto waxaa ugu xun sixirka asaguna jaahilnimada ayuu dhaamaa waayo,waxaa lasheegaa saxaradii fircoon markii Nebi Muuse(CS)ay fagaaraha isugu yimaadeen ee sixirkoodi laga adkaaday inay ogaadeen in waxani sixir kawayn yihiin oo mucjiso rabaani ah ay yihiin Nebiganina xaq yahay wayna rumeeyeen Fircoona way ku kufriyeen, markuu uhanjebeyna waxay yiraahdeen waxaad doonto nagu xukun adduunkaan unbaad xukuntaaye allaan dambi dhaaf karabnaa annagu.
· admin on July 30 2009 23:44:36
SII AQRI WARKA · Print
Ujeeddo:Ka Tashada Cadawaha Isku Tiirsanaadaa
(30-07-2009)Kismaayo:-(Allkisima)-Wakiilka Qaska & Qalalaasaha Soomaaliya loo soo diray Dambiile Dagaal Gabre Tigree oo uga wakiil ah Cadowga soo jireenka Soomaaliyeed ee Tigrai ayaa hordhac u sameeyey shir 30 qof oo Mudanayaal Baarlamaan Daarood, 16kii,Juulaay,2009kii.
· admin on July 30 2009 23:39:14
SII AQRI WARKA · 21 Comments · Print
Maamulka Islaamigaa ee ka arimiya Magaalada Kismaayo ayaa socdaalo ay ugu kuur galayeen dhinaca amaanka ku soo marey tuulooyin kamid ah Gobalka J/dhexe.

(30-07-2009)
Maamulka islaamiga ee magaalada kismaayo ayaa socdaalo ay ugu kuur galayeen dhinaca amaanka ku soo marey tuulooyin kamid ah Gobalka J/dhexe islmarkaasi gaarisiyay deeq lacageed,
· admin on July 30 2009 23:14:29
SII AQRI WARKA · Print
Madaxweyne Shariif xoogaga ka soo horjeeda Dowladda DKM weyku guul dareysteen afgambiga Dowladda KMG Carbkana ku dhuftay in Dhowaan la soo dhameystiri Doono Ciimada AMISOM.
(27-07-2009)Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in xoogaga hubaysan ee ka soo horjeeda dowladdiisa ay ku guul dareysteen afgambigii ay ladamacsanaayeen Dowladda KMG isagoona Carabka ku dhiftay in dhawaan la soo dhameystirayo ciidamada AMISOM oo uu sheegay in ay garab istaagi doonaan Shacabka Somaliyeed iyo Dowladdda KMG.
· admin on July 27 2009 10:14:17
SII AQRI WARKA · Print
Xildhibaan Cabdalla Xaaji Cali oo maanta laga sii daayey Xabsiku yaala Maamulka isku magacaabay Somaliland iyo Dowladda KMG ah oo Xilkii Xildhibaanimo ka xayubisay.
(27-07-2009)Sida uu ku waramay Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Maxamed Saqadhi Dubbad ayaa waxaa maanta Xabiga Magaalada Hargeysa ee maamulka Labaxay somaliland laga sii daayey Xildhibaan Cabdalla Xaaji Cali iyadoona dhinaca kale Baarlamaanka KMG ah uu maanta kulankoodii ku sheegen in Xildhibaanka laga xayuubiyey Xildhibaanka maanta laga sii daayey xabsiga.
· admin on July 27 2009 09:42:41
SII AQRI WARKA · Print
Madaxweynihii hore ee Maamulka Goboleedka Galmudug State Prof Max’ed Warsame Kiimiko oo lagu eedeeyey Qalalaasaha ka taagan deganada Galmudug iyo Qurbajooga Galmudug oo ...

(26-07-2009)
Ma
daxweynihii hore ee Maamulka Goboleedka Galmudug State Prof Max’ed Warsame Kiimiko oo lagu eedeeyey Qalalaasaha ka taagan deganada Galmudug iyo Qurbajooga Galmudug oo wacad ku maray in ay Kiimiko iyo kooxdiisa qalalaasaha kawada Galmudug la xisaabtami doonaan.
· admin on July 26 2009 05:22:55
SII AQRI WARKA · Print
Dowladda KMG iyo AMISOM oo ka war bixiyay waxa loogu yeeray Gudiga Abniga ee shalay Muqdisho looga dhawaaqay Gudigaasi oo umuuqda Midla doonayo in Somaliya Loogu...
(26-07-2009)Dowladda KMG iyo AMISOM ayaa ka war bixiyay waxa loogu yeeray Gudiga Amaanka Qaranka oo ay ku mideysan yihiin Dowladda KMG,AMISOM iyo Qaramda Midoobey taasi oo waxgaradka iyo siyaasiyiinta Somaliyeed ay u arkaan arinla doonayao in Somaliya loogu Gacangeliyo Qaramada Midoobey iyo AMISOM.
· admin on July 26 2009 04:56:05
SII AQRI WARKA · Print
Somalida maxaa ka dhigay umad tigreegu sida turubka oo kale ugu ciyaaraan?
(26-07-2009)Ilaahay baa mahad iska leh islaanimada nagu manaystay, naxariis iyo nabad galyo nabigeena korkiisa ha ahaato ,Intaas kadib 20 sano kadib maxaan u fahmi la'nahay ciyaarta nagu socota?Banii aadamka ilaahay wuxuu caqliga u siiyey inuu ku fikiro maslaxadiisana uu ku garto, cunsurka somaliga waxaa daawo u ah dhibaatada mana garanayo waxa badbaadada u ah , somalida waxay noqotay ciyaarta turubka oo kale kolba ay koox ku ciyaarto hadaba dadka somalida ah 20 sano kadib wax ma fahmi doonaan mase waxay sii ahaan doonan umad kusii jirta dhibaatadan ayadoo hada AMISOM ay ka dhigatay shacabkii somaliyeed meel ay ku toog barato kuna tijaabiso hubkeeda.
· admin on July 26 2009 04:52:12
SII AQRI WARKA · Print
Ciidamo Ethiopian ah oo aad u farabadan kuna hubeysan Gaadiidka Dagaalka oo gaaraya 10 ayaa maanta soo gaaray Isgoyska Kalabeyr ee Gobolka Hiiraan.
(25-07-2009)Ciidamo Ethiopian oo barqanimadii maanta soo gaaray deegaanka Kalabeyrka ayaa halkaas ka bilaabay dhaq dhaqaaqyo ciidan, waxaana howlo baaritaano kula dhaqaaqeen gaadiidka halkaas maraya iyadoo durbadiiba la soo sheegayo in ay dad rakaab ah kala degen Gaari ay saarnaayen.
· admin on July 25 2009 09:50:11
SII AQRI WARKA · Print
Kadib Dagaalo faraha looga gubtey oo maalmihii la soo dhaafay ka soo cusboonaaday qeybyo kamid ah Gobolka Galgaduud iyo Hiiraan oo hada umuuqda kuwo u wareey G/Galgaduud.
(25-07-2009)Dagaaladan oo u dhexeeyey xoogaga Xarakatul Shabaabul mujaahidiin iyo Maleyhsiyaadka Ashahado la dirirka isku magacaabay Ahlusuno Waljameeca ayaa hada gabi ahaanba u wareegey dhinaca Gobolka Galgaduud kadib markii ay dagaaladaasi maalmihii ugu danbeeye ka socdeen Deegaano ka tirsan Hiiraan iyo Dhinaca Galgaduud.
· admin on July 24 2009 23:44:09
SII AQRI WARKA · Print


Render time: 0.03 seconds
265,357 unique visits