Navigation
BBC Somali
Somali Links
Warka dalkabuka acc IBCBET ??
Al-Shabaab.net
Aflax
Altaqwaa.com
AllSomali.com
Allceeldheer.com
Aftahan
BBC Soomaali
Banadir-city.com
Baraawecity
Cadaado.com
Daarulcilmi
Dalkanews
Godeynews.com
Gedonet.com
Galgaduudpost
Goobjoog.net
Hillaac.net
HornAfrik Online
Ilaqosal
Jowhar.com
Kismaayonews.Com
Kismaayocity.com
kaambooni.net
MarkaCadey.net
mujaahidiin.org
Mudug Online
Onkod.net
Puntlandpost
Puntlandonline
Qaadisiya.com
Shabelle.net
Simbanews.com
Saxwah.co.cc
Somalifans.net
Somalia Online
Somaali.com
Somalitalk
shoot dead
somalidoon.com
Somalitribune
Somalinews
Somali Mirror
Somaliswiss
Wayaha.com
Xamarnews.com
Xaasid.com
Tech Blog
Image Host
Akhbaar

Ciqaabta Dilka iyo Shirqoolka Mujaahidiinta oo Ciqaabku noqotay Beesha Ceyr...(halkaan ka aqriso).

Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo soo bandhigay Muuqaalka iyo Magaca dagaalyahankii isku qarxiyey B/Weyne.(Warbixinta iyo Sawirada Mujaahidka Halka ka Aqriso).

Dagaalkii ugu adkee ee ka dhaca magaalada Muqdishu tan iyo markii ay Dalka Timid DKMG ee uu Madaxweynaha kayahaya Sharif.....(Warbixinta iyo Sawirada Halka ka Aqriso ).

Dagaalkii Deganka Wabxo iyo Meydadka Ashahado Ladidirka Galgaduud ee Sheegta Ahlu Suna Waljameeca... ( Warbixinta iyo Sawirada Alshado ladirka Halka ka Aqriso).

01/05/09 maanta oo kale sanadkii hore waxay ku beegan tahay geeridii Marxuum Macalin Aadan Xaashi Faarax Cayrow oo ahaa Hogaamiyihii Ururka Alshabaab.....(halkan ka aqriso).
Video: Halkaan Dawaao ciidamada Ethiopia oo kabaxeesa Muqdisho ee dalka Soomaaliya
Video: Halkaan ka fiirso Xoogaga Al-Shabab ee gacanta kuhaya magaalada Kismaayo.
Login
Articles: Article/Opinion
(11-12-2008)Fiicnaan layaydaa in Aadanuhu garanayo ciribta talaabooyinka uu qaadayo.Wuu yaraa ruux la’isleeyahay wuu ka mudanyahay Shariifka, marka ay timaado hogaaminta Dalka, wixii ka horeeyey markii sirdoonka Kenya ay ka qabteen Xuduuda labada Wadan ay wadaagaan, deetana loo sii gudbiyey Safaaradda Amerikanka, tiiyoo qaybihii kale ee Islaamiyiintana lagu garaacayo B52, Taasina waxa la rumaysanyahay in ay ahayd ra’yiga inta badan dadku ka qabeen!!
In a time of universal deceit - telling the truth is a revolutionary act. George Orwell
03-12-2008 First, the ongoing historic victory of the Hawiye people’s armed Resistance over the bloody US-EU and UN backed Ethiopian occupation forces should be seen as only ending one side of a three front war. Truth is the Tribal war will continue perpetually; the Ethiopian collaborators are truly deceiving themselves if they think they can possibly disconnect themselves from their tribal crimes against humanity.
MADI MUDULOOD IYO MASRIXIYADDA BAYDHABO,(wq,Caanageel)
(16-12-2008) Nuur Cadde oo cadowga dalka qabsadey qaab siyaaso ugu shaqaynaya iyo C/laahi oo madiidin maatalays ah midna kuma mowqif ihi waana ka soo horjeeda iyaga iska daaye xitaa Jabuuti ku talo ma ihi, balse qoramdan waxaan qalinka ugu qaatay toosh laba dareen wata inaan ku muujiyo Nuur Cadde inuu madi Mudulood yahay iyo muqaawamo in libinta dagaalka oo ay heleen in mid siyaaso ay u dhow dahay iftiiminteed.
Muqaawamo: Rabbiga Caalamka; Shariif : Beesha Caalamka, C/Waxid C/hi Khaliif
Muqaawamo: Rabbiga Caalamka; Shariif : Beesha Caalamka.ALLAAHU AKBAR. Soomaalidu waxay tiraahdaa: Ilaahayna la kala baryi og, hadalna la kala oran og. Ilaah baan idin ku dhaarshee isu fiiriya labadaas oraah. Dadka maqaalka akhrinayoow yaad ku xiran lahayd labadaas garab – Rabbiga Caalamka ama Beesha Caalamka? Sheekh Shariif isaga waxaa afkiisa laga kari la’yahay Beesha Caalamka. Waa ninka Jendayi Frazer, Axmed Walad Cabdalla iyo Sirdoonka Maraykana waxay dhahaanna ku qanacsan; halka uu diiday bayaankii ay Culimada Soomaaliyeed soo saareen.
MA WADAADO MISE MOORYAAN IS BAHAYSATAY, W/Q:M,M,Garaad.
(30-12-2008) C/laahi Yusuf oo 24kii Feb 2005, Johwar ka degay waxaa dadkii halkaas ku soo dhaweeyey ka mid ahaa Xer magacooda lagu sheegay timo-wayn oo ka tirsan Suufiyada iyadoo C/laahi Yuusufna sheegtay in Qudhiisu uu ka tirsanyahay Xertaasi, diinta ay Aabayaashood ka soo gaareena tahay tan timawaynta, wixii ka soo haraana ay yihiin seef la boodnimo aan la aqbali karin.
Maqaal - HAA…SHALAY AMIIRBU AHAA HADDU INXIRAAFAY MALALA INXIRAAFAA
'width:98%'>
Shareecada Xukuumad Ku Sheega: Bad iyo Bariba Waa beec:WQ Cali-Daahir X Muxammad”maqaal”
maqaal fiican oo uu diyaariyey walaalkeen cali daahir muxammad oo ka hadlayo xaaladda hadda taagan si fiican u akhri:
بسم الله الرّحمن الرّحيم الْحَمْدُ للّهِ رَبِّ الْعَالَمِينَ
والصّلاة والسّلام علي نبيّنا محمّد وآله أجمعين
ٍلكُلِّ غَاْدِرٍ لِوَآءً يَوْمَ الْقِيَاْمَةِ يُرْفَعُ َلهُ بِقَدْرِ غَدْرَتِهِ
ألا وَلا غَاْدِرَ أَعْظَمُ غَدْراً مِنْ أَمِيْرِ الْعَاْمَّةِ / رواه مسلم.
Khaain kastaa wuxuu leeyahay calan lagu muujiyo intuu wax khiyaamay / maalinta khiyaamaha waxaana kor loogu qaadaa / calankaasi / hadba intay laeg tahay khiyaanadiisa, war ogaada majiro khaainnimo kawayn hadduu wax khiyaano madaxwaynaha guud / ee ummadi leedahay.
تَمَخَضَتِ الْجَبَلُ فَوَلَدَتْ فَأراً
Buur baa foolatay waxayna dhashay Jiir
Waxaa muddooyinkan danbe noqotay arin iska caadi ah qof walba oo xukun-doon ah inuu shicaar ama astaan ka dhigto waxaan dalka ku xukumayaa shareecada islaamka si uu kalsooni uu uga helo shacabka.
Haddii uu ogaan lahaa in shacabku aan la marsiin Karin wax aan shareecada islaamka oo barax la’ ka ahayn, lama soo shir tageen shareeco islaam baan wadaa ee daaguudka uu doonayo inuu wax ku xukumo ayuu caddaysan lahaa. Hallagu raaco ama hallagu diido sida kuwii ka horeeyayba ay u caddaysteen dagaalka ay kula jireen islaamka.
Balse kolkii ay u caddaatay in shacabkani badankii uu yahay shacab ay qabyaaladi dillootay diin, dad iyo dalna aan dan ka lahayn marka loo bar-bar dhigo qabiilka oo qofka soomaaliga ahi reerkiisu gar iyo gar daraba uu is garab taago waana sida hadda saaxada taala ee ah: Horay U Soco Wax Kuu Sacbiyaa Waayi Meyside!Waana sidii ay ahaan jireen carabta xilligii jaahiliyadda oo ay ku gabyi jireen:
وَهَلْ أَنَاْ إلا مِنْ غَزِيَّةَ إِنْ غَوَتْ غَوَيْتُ وَإِنْ تَرْشَدْغَزِيَّة ُأرْشُدِ
Anigu reer Gaziya uun baan ahay haddii ay baadiyawdo waan la baadiyoobi haddii ay Gaziya hanuuntana waan la hanuuni.
Waxa kaloo gabayadoodii jaahilliga kamid ahaa:
إِذَاْ لَمْ أَنْصُرْ أَخِيْ حِيْنَ يَظْلِمُ فَمَاْ أَنَاْ بِنَاْصِرٍ لَهُ حِيْنَ يُظْلمِ
Haddii aanan uhiilin walaalkay kolkuu gardaran yahay
Maxaan kaga hiillin kolka laga gardaranyahay.
Kol haddii ay caqliyaddii shacabku intaa aysan ka badnayn waxaa u sahlanaatay waxa xukuumad lagu sheegay inay yaraysato caqliyadda shacabka.
Waxaan shaki lahayn in xukuumad ku sheegtani ay qaadatay kaartadii fircoon taas oo ahayd kolkii uu fircoon LC uu caqliyaddooda iyo sida ay u fekerayaan reer maser uu dersay inay yihiin fasaqo iyo fajaro baa u suurto gelisay inuu yaraysto uuna kasoo qaado wax aan qiimo lahayn kadibna uu dullaystay ilaa markii danbe uu sheegto ilaahnimo iyagoo soo taagan.
Waana middii uu Alle SW uu inoogaga waramay sababta u suurto gelisay inuu fircoon uu dullaysto qowmkiisa. Wuxuuna Alle SW uu yiri:
فَاسْتَخَفَّ قَوْمَهُ فَأَطَاْعُوْهُ إنَّهُمْ كَاْنُواْ قَوْماً فَاْسِقِيْن
الزخرف / 54
Wuu yaratstay / Fircoon / qowmkiisii wayna adeeceen / sababtoo ah / waxay ahaayeen qolo faasiqiin ah).
Wuxuu yiri Al-Imaam Ibni-Kathiir RC Tafsiirka Aayadan:
اسْتَخَفَّ عُقُوْلَهُمْ فَدَعَاْهُمْ إلَى الضَّلالَةِ فَاسْتَجَاْبُواْ لَهُ : / إنَّهُمْ كَاْنُواْ قَوْماً فَاسِقِيْنَ /
Maskaxduu ka qabsaday ( Fircoon oo wuxuu hantiyay garaadkoodii) kolkaa buu ugu yeeray baadil kadibna way aqbaleen [sababtuna waxay ahayd] [iyagaa kolkii hereba ahaa qolo faasiqiin ah].
Sh C/Raxmaan Bin Naasir Al-Sacdi RC ayaa isaguna wuxuu ku fasiray Aayadan iyadoo kooban
وَلَكِنْ فِرْعَوْنُ لَقِيَ مَلأ ًلا عُقُوْلَ عِنْدَهُمْ فَمَهْمَاْ قَاْلَ اتَّبَعُوْهُ مِنْ حَقٍّ وَبَاْطِلٍ / إِنَّهُمْ كَاْنُواْ قَوْماً فَاْسِقِيْنَ / فَبِسَبَبِ فِسْقِهِمْ قَيَّضَ لَهُمْ فِرْعَوْنُ يُزَيِّنُ لَهُمْ الشِّرْ كَ وَالْشّر.
Hase ahaatee fircoon wuxuu la kulmay koox aan caqli bartii lahayn, oo wax kasta uu yiraahdaba way ku raaceen, xaq iyo baadilba sababtoo ah waxay ahaayeen qolo faasiqiin ah. Fisqigoodii dartii ayuu gacanta ku dhigay fircoon isagoo u qurxinaya shirki iyo shar / gaalnimo iyo dhib /.
Sidaa darteed inta soomaali qabyaalad ay faraqa ku wadato haddii aan Alle SW uusan faraj kale keenin dulli iyo dan daro waa lama huraan.
Sideedaba haddii heshiis la gelaayo waa inuu yahay mid waafaqsan shareecada islaamka siduu Rasuulku SCWW uu yiri:
الصُّلْحُ جَاْئِزٌ بَيْنَ الْمُسْلِمِيْنَ إلا صُلْحاً أَحَلَّ حَرَاْماً أَوْ حَرَّمَ حَلالا .
رواه أحمد وأبوا داود/ صحيح / صحيح الجامع / 3862
Heshiisku wuu bannaan yahay muslimiinta dhexdooda oo aan ka ahayn heshiis xalaaleeya wax xaaraan ah ama xaaraantinimeeya wax xalaal ah.
Wuxuu kale uu Rasuulku SCWW uu yiri:
كُلُّ شَرْطٍ لَيْسَ فِيْ كِتَاْبِ الله ِتَعِاْلَى فَهُوَ بَاْطِلٌ وَإِنْ كَاْنَ مِأَةَ شَرْطٍ / متّفق عليه.
Shardi kasta oo aan laga helin kitaabka Alle waa uu buray / oo waa baadil oo waa wax ka jiraan / haba ahaado boqol shardi.
Waxaase nasiib daro ahin dadka heshiisyada galaya ama hogaamiye lagu sheego badankood aysan diin waxba ka garanaynin. Waana midda uu Rasuulku SCWW uu kasii waramay umadda aakhira-zamaanka waxa hogaamin doono inay ahaan doonaan kuwo wax ma garato ah. Wuxuuna Rasuulku SCWW uu yiri:
(سَيَأْتِيْ عَلَي النَّاْسِ سَنَوَاْتٌ خَدَّاْعَاْتٌ، يُصَدّقُ فِيْهَاْ الْكَاْذِبُ، وَيُكَذَّبُ فِيْهَاْ الصَّاْدِق،ُ وَيُؤْتَمَنُ فِيْهَاْ الْخَاْئِنُ، وَيُخَوَّنُ فِيْهَاْ الأمٍيْنَ، وَيَنْطِق فِيْهَاْ الرُّوَيْبِضَةُ، قِيْل وَمَنْ َ
الرُّوَيْبِضَةُ؟ قَاْلَ الرَّجُلُ التَّاْفِهِ يَتَكَلَّمُ فِيْ أَمْرِ الْعَاْمَّةِ
. رواه أحمد وابن ماجه / صحيح / الصحيحة / 1888
وَفِيْ رِوَاْيَةٍ الْفُوَيْسِقُ يَتَكَلَّمُ فِيْ أ!مْرٍ الْعَاْمَّةِ.
وقال الشَّيخ محمَد ناصِرالدِّين الألبانيّ رحمه الله في هذه الرّواية الأخيرة: رواه أحمد ورجاله ثقات لولا عنعنة ابن إسحاق.
Waxaa dadka u iman doona sanado is dabo maris ah (oo mardabad badan) waxaa la rumeystaa beenlowga, waxaana (warkiisa) la beeniyaa runlowga, waxaa la aaminaa khaa’inka, waxaa khaa’in loogu yeeraa amiinkii (amaanada ku fiicnaa) waxaana u hadla (oo gartooda gooya) Arruweydiyah]. Waxaa la weydiiyay Rasuulka SCWW waa maxay Al-Ruweydiyah, wuxuuna rasuulka SCWW uu yiri: Waa qofka aan qiimaha lahayn oo ka hadlaaya arrimaha dadwaynaha. Warin kale ayaa waxay leedahay waa faasiq yare oo kahadlaya arimaha dadwaynaha).
Aaway ciidamadii gaalada wadanka waan ka saaraynaa la lahaa, iyadoo hadda kuwo dheeraad ahna soo galeen qaar kalena la sugayo. Midda aad shareeco u taqaanaanna sow tan ma aha oo idiin xalaalaysay inaad suuq gaysaan baddii ballaarnayd. Haddii aad shareecada ka run sheegaysaan idinka iska bilaaba oo culimadu ha idiin xukunto kolkaa baad arki lahaydeen shareecada aad dadka u sheegtaan iyo shareecada Alle SW ee culimadu dadka u sheegto inay labo kala yihiin.
La yaabse maleh inaan maqalno baddii baa la suuq geeyay maadaama horay dad iyo dhulba loo iib geeyay. Waxaase la yaab leh qolooyinkii hore ee wax iib gayn jiray waxay ahaayeen rag maafiya ah oo layaqaan soomaliduna ay u bixisay: Mooryaan Jirri Iyo Dad-Day. Magacyadii kale ee loo bixiyay waxaa kamid ahaa: Ashahaado La Dirir IWM, kadibna iyagoo magac dowladeed huwan baa taangiyadii tigreega lagu soo galbiyay si ay u ansixiyaan inay lagama maarmaan tahay in ay itoobya hoos tagaan loogana taliyo taasina alle SW ayaan qadarin. Middanise waxay kaga duwan tahay waxay huwan yihiin magac diimeed.
Waxaase nasiib daro ah in khaladka intaa la’eg ee ah boobka hantida muslimiinta uu difaaco nin aabihii allaha u naxariistee C/rashiid Cali Sharmaarke oo ahaa nin aad u degan kolka ay dhabtu gaartana aan runta ka war wareegin.
Sida ay igaga warameen qaar kamid ahaa raggii macalimiinta ka ahaan jiray kulliyaddii lafoole mar uu doonay maraykanku inay ka saaraan kulliyaddii lafoole manaahijta carabiga iyo mawaadda kale ee ku tacaluqda diinta ayay waxay warqad hoosta uga direen Allaha u naxariistee C/di Rshiid Cali Sharmaarke oo xilligaa ahaa madaxwaynihii soomaliya, warqadaa oo ay uga cabanayeen fara gelinta tooska ah ee arimaha diinta ee maraykanku ku hayo kulliyadda. Kolkii ay warqaddii gaartay ayuu madaxwaynuhu intuu aad u carooday buu yiri: Goormuu maraykan diinteena wakiil inooga noqday. Kadibna hawshii halkaa bay ku dhammatay.
دُعَاْةٌ عَلََى أَبْوَاْبِ جَهَنَّمَ، مَنْ أَجَاْبَهُمْ إِلَيْهَاْ قَذَفُوْهُ فِيْهَاْ
Waa ducaad dadka ugu yeeraaya Naarta / jahannama, qofkii ajiibaa / oo warkooda yeelaana / way ku dhex tuuraan.
xudayfa RC kolkuu waydiiyay tilmaamahoodana Rasuulku SCWW wuxuu yiri:
هُمْ مِنْ جِلْدَتِنَاْ وَيَتَكَلَّمُوْنَ بِأَلْسِنَتِنَاْ / متّفق عليه
Waa kuwo inaga dhashay kuna hadla luqadeenana
Heshiisyada ay galayaan oo ay hantida muslimiinta ay cadawga u saxiixayaanna horay buu Rasuulku SCWW uu inoogaga waramay. Wuxuuna Rasuulku SCWW uu yiri:
سَتَكُوْنُ مَعَاْدِنُ يَحْضُرُهَاْ شِرَاْرُ النَّاسِ / رواه أحمد/ صحيح
Waxaa jiri doonta macaadin ay soo saari doonaan dadka kuwa ugu sharka badan.
Sh M Naasir-Diin Al-Albaani RC wuxuu ku yiri Saxiixadiisaisagoo faahfaahin ka bixinaya xadiiskan:
وَمِمَّاْ لا شَكَّ فِيْهِ أَنَّ شِرَاْرَ النَّّاْسِ إِنَّمَاْ هُمْ الْكُفَّْاْرُ، فَهُوَ يُشِيْرُ إِلَى مَاابْتُلِيَ بِهِ الْمُسْلِمُوْنَ الْيَوْمَ مِنْ جَلْبِهِمْ لِلأوربِيِّْينَ والأمْريْكَاْنَ إلا بِلادِهِمُ الْعَرَبِيَّةِ، لإسْتِخْرَاْجِ مَعَاْدِنَهَاْ وَخَيْرَاِتَهَاْ. وَالله ُالْمثسْتَعَاْنُ.
Waxaan shaki lahayn inay kuwaasu yihiin gaalada, Rasuulkuna RC
wuxuu tilmaamayaa waxa lagu ibtileeyay muslimiinta maanta joogta taasoo ah inay keenaan Yurubta iyo Ameerikaba buldaantooda Carbeed, si ay ula soo baxaan macaadintooda iyo khayraadkooda Allaah baana ah mid lamagan galo.
Gebagebada waxaan leeyahay mas’ladani ma aha mid ay masiirkeeda ay u taalo dad wax ma garato ah oo iyagu diin ku tumashadeed aan waxba u arag ee waxay u taalaa qof kasta oo damiirkiisu uu u damqanayo diintiisa maxaa yeelay in gaalo dhul islaam loo gacan geliyaa waa gaalnimo iyo diin kabax sidaan horay aan ugu soo koobay kitaabkii aan ku magacaabay:
يَاْجَاْلِبَ الْكُفَّاْر ِكَفَرْتَ
Gaalo Soo Geliyow
Waad Gaalowday
وبالله التّوفيق
وصلّى الله وسلّم على نبيّنا محمّد وآله أجمعين
Waxaa hubaal ah in raggaasi wallow jahli badan oo xagga diinta ah haysatay haddana shacabka ayay matali jireen, kuwanise isticmaarka ayay matalaan oo shacabka u afduubaan. Sidaa darteed nimankani wadaado ma aha ee yaan lagu sirmin waana kuwii uu Rasuulku SCWW uu kasii waramay:
SHAREECADA MA MELEZ IYO KOOXDIISAA NAGU XUKUMAYA?(W/Q:-ABUZAKARIYA)
Mahad dhamaanteed waxaa iska leh Allah(sw) naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaato nebigeenii suubanaa (c.s.w) Intaas kadib waxaa Maalintanta ay taariikhdu ahayd 18/04/2009 uu Baarlamaan ku sheega Soomaaliyeed Iclaamiyey in ay Xubnihiisu isku raaceen ku dhaqanka shareecada islaamka, waxaase Arrrin cajiib ah in maanta diintii ay noqotay la jiifiyaana Bannaan.
Waxaad moodaa in qorshaha dhan ee loo geeyey baarlamaanka ku dhaqanka shareecada in dadka lagu qancinayo oo loo tusayo inay ogolaadeen shareecadii iyadoo weliba qolooyin ka luga jiidayey inay ku biiraan kooxda dowlada shisheeyuhu keenay isla markaana ka xishoonaya in layiraahdo wey ku biireen in ay dadka u tusaan inay ku biireen dowlada markii ay diinta ogolaatay mar hadii loo dagaalamayey diin, sida hadaba dhacday markii la ansixiyey ku dhaqanka shareecada..
Waxaase mudan in marka hore la isa su’aalo markii hore nidaamka dowlada maxaa lagu dhisay ma nidaam diina ayaa lagu dhisay mise mid aan diin ahayn?waxaa muuqata inuusan sharciga Islaamka waafaqsanayn nidaamkii markii hore lagu dhisay ama lagu dhaartay waxaana midaas marqaati u ah in qaar kamida baarlamaankii ay diideen inay ku dhaartaan nidaamka dastuurka ee dowlada.
Waxaa kaloo cajiiba shareecada marka baarlamaanku ansixinayo aaway ehelkeedii soo in ay meesha joogaan maaha dad u ehel ah mise sidii dastuurkii Impaghati ayaa laga soo qaaday shareecada, mida kale Ilaahay ayaan idinku dhaarshaye ma nimankii dalka iyo dadka cadowga gacanta u geliyey ee intaas oo ummada ogolaansho ay ogolaadeen in Eithopia dalka soo gasho ee ay ummadii sharafteedii, dhiigeedii iyo cirdigeedii ay banaysato miyaan shareeco ka sugaa.
“War hashu waalanaa ma masaarbey liqday” Ma nimanka weli ayidsan in cadowgu wadanka sii joogo kuwo kalena siqarsoodiya kusoo geliyey ayaan shareeco ka sugayaa inay igu xukumaan, Ma kuwa aan qofka soomaaliga ah ee dhibaataysan uusan qiimaha lalahayn, bal u tacsiyeynaya kuwa gaalada isbitaaladana ugu tegaya isla markaana ay cid walba marqaati ka tahay inaysna weli bukaan soomaaliyeed aysna ku booqan isbitaal walaa xitaa hadal aysan kusoo qaadan miyaan ka sugaa shareeco inay igu xukumaan.
Waxaan u arkaa waxa socda qiiq isku qaris iyo maaweelo loo jeedinayo shacabka, waxaanan sidaas u leeyahay waxaa dadka lagu mashquulinayaa shareeco aan ehelkeedii meesha joogin, waxaa kaloo muuqata in indhaha shacabka laga jeedinayo ciidanka cadowga ah ee weli wadanka ku sugan shacabka soomaaliyeedna waa Umul” hilaami ogaa wixii ku dhacay, waaxaa midaas kasii daran culumada masaalixada iyo odayaasha hawiye isugu yeeray in arintooda ay qowmiyadeysi ay ka dhexmuuqato, waxaana cadeyn u ah in markii cadowga xabad lagu ridaba ay ka hadlaan balse marka cadowgu wax xasuuqo ama cidan hor leh la keeno aysan ka hadlin dabcan waxaad moodaa inay raali ka yihiin tilaabo kasta oo qolada dawlada sheeganaysaa ay qaado waayo waa dawlad hawiye hogaaminayo xamarna hawiyaa iska leh ayaad moodaa in arntu u socoto.
Waxaa taa kuu sii cadeynaysa in idaacadaha aad ka maqlayso xamar niman aan u dhalan oo gobolo kale kayimi ayaa qasaya oo raba in xabadu kasii socoto, “war hashu waalanaa ma masaar bay liqday” soomaaliyey ugandha iyo Burundi ma soomaalibaa, mise waa hawiye, mise waa daarood, mise waa Dir, mise waa kuwa laga tiro badan yahay? ragii dhiiga usoo daadiyey uma dhalan xamar shalay waa la rabay maantana waa qaswadayaal Ilaahay cadaaladiis maaha midaas, xamarna sidaas kuma degayso ee maxaa xal ah waxaan kusoo qatimayaa.
1) Waa in ilaahay laga baqaa oo weliba culumadu ay Alle ka baqdaa oo ka run sheegaan amaanada ay ummada u hayaan inta nin jecleysiga iska daayaan.
2) Waa in la cadeeyaa in cadowgu wadanka ka baxo waayo shacabka soomaaliyeed rabitaankiisa kuma imaan.
3) Shareecada waa in loo daayaa culumada waayo iyaga ayaa dhaxlay anbiyadii waana in laga daayaa shacabka shareecada u nugul in dariiq markii horeba qaloocnaa ayaa idinku hagaya shareeco inuu wax hago waxaa ka horeysa in la saxo oo lala xisaabtamo danbiilayaashii ummada sedan u galay ee in abaal marin looga dhigo inay xukumaan maaha.
4) Waa in ummada soomaaliyeed ay tixgeliyaan oo dhawraan mujaahidiintii Alle ka sokow duliga ka dulqaaday, xusuustana baarlamaanka Impghati wuu idinku soo hogaamiyey cadowga iyaguna waa idinka difaaceen ee haka abaal dhicina.
5) Shacabka xamar dhinaca xaqu ku jiro waa in ay taageeraan, waxaan uga digayaa inay noqdaan “dhaan Raac” arinta lagu beer laxawsanayana waa in ay ka feejiganaadaan.
6) Ummada soomaaliyeed waa in aan loo celin nidaam danbe oo banaanka lagu soo dhisay bal waa in ay dhulkooda iyagu ku xaliyaan mushkiladooda iayada oo aan wax faragelina aysan ku dhex-jirin. Intaas hadii la helo waxaan ilaahay ka rajeynayaa in daawadii qayb kamida la helayo. insha allah.
W/Q abuzakaria qararo1@hotmail.com.
Why The Pirates Are Immune From Attack..?
April 9, 2009: Somali pirates are now operating as far east as the Seychelles, which are a group of 115 islands 1,500 kilometers from the African coast. The islands have a total population of 85,000 and no military power to speak of. They are defenseless against pirates.
Calaamaa la Arkay: Culumo Musaalixo Sheeganeysa, Calooshood-u-shaqeystayaal, Maryo-calas iyo Ciidamo Amisom ah oo isku Weel wax ku Cunaya, Isku Cadawna ah
(09-05-2009)Calaamaa la Arkay: Culumo Musaalixo Sheeganeysa, Calooshood-u-shaqqeystayaal (Maxkamado), Maryo-calas iyo Ciidamo Amisom ah oo isku Weel wax ku Cunaya, isku Cadowna ah! Ilaah baa mahad leh. Nabadgelyo iyo naxariis nabi Muxamed korkiisa ha ahaato, Allaha Caadil kaa wuxuu noo iftiimiyey cadceeddii xaqa.





