Navigation
BBC Somali
Somali Links
Warka dalkabuka acc IBCBET ??
Al-Shabaab.net
Aflax
Altaqwaa.com
AllSomali.com
Allceeldheer.com
Aftahan
BBC Soomaali
Banadir-city.com
Baraawecity
Cadaado.com
Daarulcilmi
Dalkanews
Godeynews.com
Gedonet.com
Galgaduudpost
Goobjoog.net
Hillaac.net
HornAfrik Online
Ilaqosal
Jowhar.com
Kismaayonews.Com
Kismaayocity.com
kaambooni.net
MarkaCadey.net
mujaahidiin.org
Mudug Online
Onkod.net
Puntlandpost
Puntlandonline
Qaadisiya.com
Shabelle.net
Simbanews.com
Saxwah.co.cc
Somalifans.net
Somalia Online
Somaali.com
Somalitalk
shoot dead
somalidoon.com
Somalitribune
Somalinews
Somali Mirror
Somaliswiss
Wayaha.com
Xamarnews.com
Xaasid.com
Tech Blog
Image Host
Akhbaar

Ciqaabta Dilka iyo Shirqoolka Mujaahidiinta oo Ciqaabku noqotay Beesha Ceyr...(halkaan ka aqriso).

Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo soo bandhigay Muuqaalka iyo Magaca dagaalyahankii isku qarxiyey B/Weyne.(Warbixinta iyo Sawirada Mujaahidka Halka ka Aqriso).

Dagaalkii ugu adkee ee ka dhaca magaalada Muqdishu tan iyo markii ay Dalka Timid DKMG ee uu Madaxweynaha kayahaya Sharif.....(Warbixinta iyo Sawirada Halka ka Aqriso ).

Dagaalkii Deganka Wabxo iyo Meydadka Ashahado Ladidirka Galgaduud ee Sheegta Ahlu Suna Waljameeca... ( Warbixinta iyo Sawirada Alshado ladirka Halka ka Aqriso).

01/05/09 maanta oo kale sanadkii hore waxay ku beegan tahay geeridii Marxuum Macalin Aadan Xaashi Faarax Cayrow oo ahaa Hogaamiyihii Ururka Alshabaab.....(halkan ka aqriso).
Video: Halkaan Dawaao ciidamada Ethiopia oo kabaxeesa Muqdisho ee dalka Soomaaliya
Video: Halkaan ka fiirso Xoogaga Al-Shabab ee gacanta kuhaya magaalada Kismaayo.
Login
MA WADAADO MISE MOORYAAN IS BAHAYSATAY, W/Q:M,M,Garaad.
(30-12-2008) C/laahi Yusuf oo 24kii Feb 2005, Johwar ka degay waxaa dadkii halkaas ku soo dhaweeyey ka mid ahaa Xer magacooda lagu sheegay timo-wayn oo ka tirsan Suufiyada iyadoo C/laahi Yuusufna sheegtay in Qudhiisu uu ka tirsanyahay Xertaasi, diinta ay Aabayaashood ka soo gaareena tahay tan timawaynta, wixii ka soo haraana ay yihiin seef la boodnimo aan la aqbali karin.
Ka rog oo laba saar, Bashiir Raar, ayaa horaantii 2006da xiligii Ashahaado la dirirka wuxuu sheegay in uu yahay kana tirsanyhay xerta Suufiyada isagoo ku daray in aanay wax taas ka bedelan marnaba Diin u aqoonsan doonin.
Qisooyinka Qur’aanka waxaan ku baranay in marka qoomamka lunsan Anbiyada loo soodiro oo ay uga digaan Mugdiga uguna yeeraan Nuurka inay ku andacoon jireen “ Tani waa ay ka bedelantahay wixii aan ka soo gaarnay awoowayaasheen” si lamid ah sida C/lahi Yusuf iyo Bashiir Raage.
Marka taariikhda dib loo raaco Suufiyada waxaa lagu yaqaanaa in ay Madaxda daaquudka ay u qidmeeyaan, isuna duleeyaan waxaana dhacday in Xitaa madaxdii gumaystayaasha ay xadro ugu dhufan jireen markasta oo ay soo dhawaynayaan, mid ka mid ah halku dhigyada caanbaxay waxay ahayd:Marxaba marxaba yaa Sinyore faafaani. Dib u eeg,Maamul kasta oo aan ogolayn in Diinta Illahay wax lagu xukumo wuxuu leeyahay Wadaado Suufiyaal beenaad ah oo ka hoos shaqeeya, xumaanta ay falayaana ugu qiil sameeya, Taas bedelkeedana waxay ka helaan aqoonsiga ah in Culimada xaqa ah ee Wadanka ka jirta ay iyaga uun yihiin.
Wali lama maqlin wadaadada Suufiyada oo dadka ku baraarujinaya Diintooda amase u dhaqaaqa inay dadka Shareecada Islaamka ku xukumaan,abaabulna ka samaya sidii kuwa fasaadka wada la’iskaga qaban lahaa, taas bedelkeedase waxay had iyo goor caan ku yihiin inay yirahdaan “Wadaad Qori wata oo Siyaasad raba wax kaluu u jeeda”!! Yey tahay Cidda ka mudan Wadaadada ama uga wanagsan marka ay timaado hogaaminta dalka, Diintuse Siyaasad may ka marantahay?
Hadaad si fiican ugu fiirsato waxaa kuu soo baxaya qaybaha ugu qariban bulshada inay ku xiranyihiin Suufiyada, kasoobilow Hoggamiye kooxeed kasta wuxuu leeyahay Wadaad Suufi ah oo Qur’aanka ku akhriya isaga iyo gaadiidkiisa dagaalka, Isha iyo balaayadana ka xijaaba waa sida uu aaminsanyahaye.
(Hogaamiye kooxeedyada Caanka ah intooda badan waxay leeyihiin xer ay ku biilaan Mawlacyo ay u sameeyeen).Kan ay u furantahay Shineemada wuxuu leeyahay Suufi beenaad Qur’aanka ugu akhriya si Macaamiisha kuxiran aanay isu dhimin.
# Boholyawga garashada,
# Iyo Baaqa hirashada,
# Allahayaow badbaadada,
# Iyo baydhka xilashada,
# Ha ku xidhin intii baas,
# Iyo booli-quutaha,
# Damac lagu ballaysimay.
Mingislayda, fooxlayda, kuwa waxbaan sheegnaa yiraa dhamaantood waxay leeyihiin Wadaado Suufiyaal beenaad ah oo talaabo kasta oo ay qaadayaan dhabarka ka dharbaaxa si howsha foosha xun ee ay ku jiraan ugu fududaato,Waxaana intaas dheer in Suufiyadu ay ka haystaan taageerada ugu badan dadka diidan in Shareecada la hirgelsho, maadaama iyaga aanay xeerka ugu jirin taasi.Hadaba miyaan la’orankarin Cadawga Soomaalida u Muuqda mid ka Qatar badan oo aan dadka qaar kood u muuqanbaa jira?
Hogaamiye kooxeedka iyo inta xummaanta u saaxiibka ah waa suurtagal inay Mushtamaca u fasahaadiyaan Bulsho ahaan, hase yeeshee nasiib daro iyagu waxay u fasahaadinayaan Diin ahaan. Tusaale:- Danbi lagu dhaco waxaa ugu wayn Shirkiga, maxay tahay sababta ay u diidanyihiin in dadka Shirkiga iyo Qabuur-caabudnimada laga hor istaago?
Dad bdan ayaa is waydiinayaa Magaca Suufiyadu waxa uu dhabtii ka tarjumayo ma wadaado mise
Moryaan is bahaysatay? Wadaada qaar ee sheegta magaca Suufiyada, dhab ahaantii waxaa la dhihi karaa waxay ka Qatar badan yihiin hogaamiye kooxeedka,Mooryaanta iyo inta wax fasahaadisa oo dhan. Horaantii 70’yadii oo koox aad ugu taraxtagtay Quraafaadka Suufiyada ay samaysteen Magac la yiraah Samatariya ayaa Abshir Bacadle ugu shirbay.
* Samatarow oo sunna diid waa sinji dhaane saas ogaw
* Kuwii salaguugay siin Qur’aan waa sinji dhaane saas ogow
Soomaaliya waxay ku dhacday gacanta Gumaysiga, dagaalka lala galayo Gumaystaha madow iyo kuwa keensaday Culimada Islaamku mowqif cad oo aan caad saareen bay ka qaateen,wali miyaad haysaan Xerta Suufiyada oo Jihaadkaas ka qaybqaatay?Mise waxaad maqasheen uun iyagoo leh ”Ulul-amriga ha la adeeco” Maxay tahay sababta hadda ay abaabulka ugu jiraan oo ay dhalinyaradii geesiyaasha ahaa ee naftooda u huray xoraynta dalka iyo taabagelinta Shareecada Islaamka uga hor imaanayaan, waliba iyagoo gaallo ku hor ordaya?
Ujeedada Dagaalada Galgaduud
Ujeedada dagaalada ka socda Galgaduud ma’ahan mid ku salaysan Diin sida laga yaabo in dadka qaarkiis ay u fahmaan amase shaarka Suufiyadu ka tarjumayo, haseyeeshee waa mid xanbaarsan dabino iyo shirqoolo cadawgu soo maleegay.Waa tijaabadii ugu horaysay oo lagu eegayo bal in Shacabka iyo Shabaab la iska horkeeni karo,waxbadana kama bedelna Qandaraaskii ay soo qaateen xertii Ashahaado la dirirka.Dhowaan ayay ahayd markii uu shegay Sh. Shariif in bixitaanka Itoobiyaanka kadib laba loo kala bixi doono, taas macnaheedu sow ma ahan in Shabaabka iyo Shacabka la’iska horkeeno?
Tijaabadan si ay u shaqayso waxaa la soo hormarshay Qolo Diin sheeganaysa si loo khaldo bulshada Soomaaliyeed iyo ra’yul caalamkaba, waxayna ka koobanyihiin danlay, mooryaan, fidnowadayaal, dabadhilifyo magaca soo badashay, Dhinacyadii Jabuuti iyo sharwadayaal hoos gala Dalada Suufiyada.Tijaabadan hadii ay ka shaqayso Galgaduud waa mid lala damacsanyahay guud ahaan Somaliya oo dhan si loo helo wado ka fudud tii loo mari laha burburtinta hamiga Mujaahidiinta ee ku dhisan in mar uun si guud Shareecadu Dalka uga hana qaado.
* Boholyawga garashada,
* Iyo Baaqa hirashada,
* Allahayaow badbaadada,
* Iyo baydhka xilashada,
* Ha ku xidhin intii baas,
* Iyo booli-quutaha,
* Damac lagu ballaysimay. Hadrawi
Hadaba si loo hubiyo fashilinta qorshayaashaas guracan, waxaa muhiim ah in aan la dhayalsan fiiro gaar ahna loo yeesho waxa socda iyo yooolka la hiigsanayo. Waa laga gudbay xiligii Qabiil isku beerlaxawsiga, huuhaada iyo been aan socon Karin la’isu sheegi jiray, waxaan filayaa inuu xaqu cadyahay, sidaas darteedna waa muhiim in xaqqa loo wada hiiliyo, si gaar ah dadka deegaanku waa in ay iska qabtaan fidnawadayaasha la soo kiraystay.
FIIRO GAAR AH
Qoraalkani si toos ah uguma jeedo Culimada Ahlu-sunna Waljameeca, oo Rag khayr badan ay ka buuxaan, iyadoo la ogyahay sida waligood ay hormuudka uga ahaayeen halganadii ku salaysnaa Jihaadka iyo gummaysi diidka.Waxaana laga xusi karaa Culimada ay ka midka yihiin Allaha u wada Naxariistee:-
1. Sheikh Sayid Muxamad C/dulle Hasan
2. Sheikh Hassan Barsane
3. Sheikh Cali Max’ed Nuur oo dhammaan tood ka wada tirsan Jameecada Ahlu-sunna waljameeca ama hadii si kale loo dhigo Axmadiya,waxaase fiican inay iska bariyeelaan Mooryaanta Sharafta iyo karaamadooda wasaqaynaysa, cadwagana hor boodaya, iyagoo magaca Culimadena qaaliga ah huwan!!
W/Q:M,M,Garaad
E-mail:-garadsom@hotmail.com
Warkadalka.com