Navigation
BBC Somali
Somali Links
Warka dalkabuka acc IBCBET ??
Al-Shabaab.net
Aflax
Altaqwaa.com
AllSomali.com
Allceeldheer.com
Aftahan
BBC Soomaali
Banadir-city.com
Baraawecity
Cadaado.com
Daarulcilmi
Dalkanews
Godeynews.com
Gedonet.com
Galgaduudpost
Goobjoog.net
Hillaac.net
HornAfrik Online
Ilaqosal
Jowhar.com
Kismaayonews.Com
Kismaayocity.com
kaambooni.net
MarkaCadey.net
mujaahidiin.org
Mudug Online
Onkod.net
Puntlandpost
Puntlandonline
Qaadisiya.com
Shabelle.net
Simbanews.com
Saxwah.co.cc
Somalifans.net
Somalia Online
Somaali.com
Somalitalk
shoot dead
somalidoon.com
Somalitribune
Somalinews
Somali Mirror
Somaliswiss
Wayaha.com
Xamarnews.com
Xaasid.com
Tech Blog
Image Host
Akhbaar

Ciqaabta Dilka iyo Shirqoolka Mujaahidiinta oo Ciqaabku noqotay Beesha Ceyr...(halkaan ka aqriso).

Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo soo bandhigay Muuqaalka iyo Magaca dagaalyahankii isku qarxiyey B/Weyne.(Warbixinta iyo Sawirada Mujaahidka Halka ka Aqriso).

Dagaalkii ugu adkee ee ka dhaca magaalada Muqdishu tan iyo markii ay Dalka Timid DKMG ee uu Madaxweynaha kayahaya Sharif.....(Warbixinta iyo Sawirada Halka ka Aqriso ).

Dagaalkii Deganka Wabxo iyo Meydadka Ashahado Ladidirka Galgaduud ee Sheegta Ahlu Suna Waljameeca... ( Warbixinta iyo Sawirada Alshado ladirka Halka ka Aqriso).

01/05/09 maanta oo kale sanadkii hore waxay ku beegan tahay geeridii Marxuum Macalin Aadan Xaashi Faarax Cayrow oo ahaa Hogaamiyihii Ururka Alshabaab.....(halkan ka aqriso).
Video: Halkaan Dawaao ciidamada Ethiopia oo kabaxeesa Muqdisho ee dalka Soomaaliya
Video: Halkaan ka fiirso Xoogaga Al-Shabab ee gacanta kuhaya magaalada Kismaayo.
Login
MADI MUDULOOD IYO MASRIXIYADDA BAYDHABO,(wq,Caanageel)
(16-12-2008)Nuur Cadde oo cadowga dalka qabsadey qaab siyaaso ugu shaqaynaya iyo C/laahi oo madiidin maatalays ah midna kuma mowqif ihi waana ka soo horjeeda iyaga iska daaye xitaa Jabuuti ku talo ma ihi, balse qoramdan waxaan qalinka ugu qaatay toosh laba dareen wata inaan ku muujiyo Nuur Cadde inuu madi Mudulood yahay iyo muqaawamo in libinta dagaalka oo ay heleen in mid siyaaso ay u dhow dahay iftiiminteed.
Sooyaalka taariikhdu waxaa ku xusan in sanadkii 1956dii Muuse Boqor iyo Kutuba Xoor ay ku tartameen jagadda wasiirka arrimaha gudaha si fudud ayaa kutuba Xoor daadku u qaadey, tiiyoo ay taas wehlisay in xilligaas beesha gogosha Xamar leh la isaga darsadey xilalkii gudoomiyaha gobolka Banaadir, duqa gobolka banaadir iyo gudoomiyaha degmadda Xamar, waxaana xilalkaas kala hayey Xasan Nuur Cilmi Sheekhaal oo gudoomiyaha gobolka ahaa, Jamaal Maxamed oo duqa Banaadir ahaa oo isna Sheekhaal ahaa iyo Jaamac Dhoof Dhulmahante oo gudoomiyaha Xamar ahaa, shiribyadii xilligaas lagu xasuusto waxaa ka mid ahaa”laba Jamaal mid waa jihaad, midna jasuuradoow jabshaa, shiribkan waxay reer Xamar daye u tirsheen markii caadadii badgalka loo diidey,mar kalana waxay yiraahdeen”rag jamlaa jid waa furtaa, haloo jawaabo Jaamac Dhoof”, tanina waxay dhacday markii muduharaadayaal Mudulood askar Jamac Dhoof amray ay xabadeeyen, wareegtaa waa silsilade Axmed Shuqul oo Mudulood u dhashay oo 1958dii duqa gobolka Banaadir ahaa ayaa amray Majeerten banaanbaxayey in xabadda la marsiiyo ileen siyaaso Mudulood shiribkaa lagu gartaaye abwaan Kadare waxuu yiri”ha tiq tiq loobine ka toos, waa taanya tiiyadi oo kale”, tu kale oo ka daran baa jirtee taana bal aan sheego.
Sanadkii 1967 dii waxaa jagadda madaxwaynaha u tartamay C/rashiid iyo Adan Cadde , Adan xididnimadii iyo xilalkii dowladnimo ee uu Majeerten ugu roonayday laguma dhowrin ee barqa cad baa laalush libinta looga helay, xasuusta ku darso in Cigaal oo xulufo la noqday C/rashiid yiri isagoo la hadlaya xertii Irir Irirka la wadatay”labadii qeerinka ku qaybsataa bisaylka kuma dirirto” godobtaas Nuur Cadde ayaa ka dabaaqay kursiga C/laahina magac mooye mansab waa ka dhowray, tii Cigaalna waxuu uga jawaabay in Adan uu xulufaysto, Adana waxuu yiri”duq C/laahi ma fayooba”, nimaan yaabinaa waa yaabay yiraa bal tana eeg.
Salad Gabayre oo lagu tiriyo inuu ahaa hal abuurihii inqilaabkii kacaanka iyo Maxamed Siyaad oo madax u noqday golihii sare ayaa 1970kii is qabtay , xitaa ciyaari waa galin danbihii reer waqooyigu dhihi jireen kuma dhamaane duhur cad baa Salad la toogtay tiiyoo sida taariikhdu xusto Mudulood kale ku marqaati furay ileen bowda rageed maalinba mid baa qaawane hadii Gabayre Siyaad ku qaldamey oo moodey nin uu markii uu rabo ka ridi karo kursiga balse taasi riyo dhalanteed noqotay C/laahi oo markuu Geedi ceyriyey is tusiyey in uu keensado nin afka xitaa hadii gacanta loo galiyo aan calaalin taasi been bay noqotay oo Nuur baa kursigii C/laahi iyo kiisiba isku darsadey, gabay loo hibeeyay C/laahi ayaa waxaa ku jiray”hadaan Geedi tuuree is iri Nuur Cadaa tuxush ah, tab qarsoon inuu igu dibriyey tii aan rabay ma ahan”, bal tan ila eeg .
Sanadkii 1991dii dowladii Cali Mahdi dirirtii Caydiid bay sababsatay, Calina garasho siyaaso nin ku difaaca kursiga loo igmadey waa noqon waayey , dhan kale ka eeg in guushaas Cali hanan waayey Nuur hantay, bartamihii 1993 dii markii diyaaradihii Mareykanku dileen 73 oday oo guri ku yaal agagaarka cisbitaal banaadir ku yaal Cali Mahdi oo idaacadda BBC la hadlayey waxuu yiri”boqolkiiba 80% hadii la dilo inta hartay baa la xukumi”halka Nuur Cade iyadoo cadow dalkii haysto halyeey Axmed Diiriyana gacantii cadowga ka sii daayey, dadka ceelasha biyaha u qaxayna tabtii guryahoodi loogu soo celin lahaa uu ka shaqeeyay u sheegay, xukuumada dad iyo diin la dirirtay inuu ka tirsan yahay mooye abaal mooye godob looma hayo, xitaa Nuur waxuu ka dabaaqay naq raacii Cabdi Imaan iyo C/laahi Sheekh Xasan waayo waxuu xoriyad siiyey guud ahaan golihii hawiye gaar ahaan hogaamiyaha hadafka toosan halyeey Xaad.
2007 hogaankii Doofarey waxaa ku diriray Geedi iyo C/laahi, darajada tabcananimo iyo qowsaarnimada Itoobiya keeba ku dheeraya bay doodi ka taagnayd , dadkii ay madaxda u noqdeena madfac Tigree bay ku dabar jareen,waxaase intaas Geedi u dheerayd moorada gubnaysa in minankii tolkiis ay ahayd, iyadoon cod baarlaman lagu muquunin baa fagaaraha dowladaha Soomaliya daneeya looga adkaadey, ileen aduunyo galinba waa cayne Nuur shisheeye iyo barlaman labadaba waa ku dibriyey mashalaaye C/laahi, Nuur waxuu u aargudey Geedi ihaanadii ku dhacday, ninka doorkaas qaatay ninka maanta xilkuu hayey damaaciyey jaale Gacmadheere warkiisu waa”ciyigii waa ka bariyey qofkii cunay baa ka liita” qormooyin danbe baan ku xusi doona.
Dib u eeg gabaygii ma duqaynay reer bari oo uu Sayid Maxamed u tiriyey markii boqor Cismaan gumaysiga kala saftay uu weeraray daraawiish , dib u eeg dugsashadii Cali Yuusuf ee Talyaani u adeegsadey reer Hobyo, eeg tan hadda taagan ee ah in C/laahi dalkii Soomaliya gaar ahaan koonfur u adeegsadey cadowgii soo jireenka ahaa, balse taas badalkeeda Nuur baa guryihii caalamiga ahaa ee burburinta dalka C/laahi u adeegsan jirey uga adkaadey, taariikhdas aan kor ku xusay dhamaantood markii la eego Nuur waa madi Mudulood waayo waa ninkii koowaaad ee Mudulood ee ka dabaaqa libina ka keena dibrahaas horey u dhacay, waana halyeey Hawiyaha shisheeyaha raacay ka soo baxay oo waxuu ku qaniinay C/laahi iyo ducafada la safan guryihii shaydaan ee dadka amalkooda lagu dumin jiray.
Dib u xasuuso in dadka koonfurta in dirir la isku wajaho looga adkaan taariikhdu waxay xustay in abaanduule Ciid Gooni uu dhamaadkii qarnigii sideed iyo tobnaad dirir dhex martay Ibraahimyo oo Majeerten u dhashay iyo Saleeban Habargidir in Ciid oon hub sidani uu taliyihii ciidamdda Ibraahimyo oo qori iyo faras watay uu cayrsadey, waxuuna taliyihii Ibraahimyo ciid u tuuray qorigii iyo gaashankii waranka la isaga dhigi jiray balse Ciid waxuu ugu jawaabay oraahda can baxday ee “iima dhigtid kaagamana haro” ilaa uu ugu danbays uu dilo abaaduuliyihii inkastoo qoraa Ow Jaamac buugiisa hadda uu qoray uu taariikdaas si qaldan u fasiray uuna yiri”waxaan u tagnay Maxamed Siyaad maalintii ugu danbays ee uu Xamar ka baxayey inagoo guddi Daarood ah waxaana ku niri noo waran , waxuuna noogu jawaabay arrinku waa iima dhigtid kaagamana haro, balse Ow Jaamac dagaalka Ciid taliyaha ka ahaa waxuu ka dhigay mid dhex marey Sacad iyo Saleeban,taasina waa quraafadkii taariikhda lagu qaldi jiray.
Dib u xasuuso in hogaamiyihii SNA marxuum Caydiid uu ahaa ninkii fashiliyey barnaamijkii gumaysiga wajiga cusub ee Mareykan hor kacayey ilaa ugu danbayntii uu saddexdii Oktoobar dhulka ku jiiday mayd Mareykan dalkana ay isaga huleelen soddonkii kun ee ciidan ahaa, haatan Muqaawamadii cadowgii dalka qabsadey oo boqolaal kun gaaryey godoon kooban bay ku soo koobeen.
Gabagabadii muqaawamo laba fursadood bay maanta haystaan tan hore waa cadowgoodi Doofarey ILAAH baa iyagii isku jabiyey, tan labaadna waa shirkii shubahada ahaa ee Jabuuti oo isna mugdi wayni soo galay, si fursadaasi looga faa,ideysto waxaa lagama maarman ah in muqaawamo midowdo ayna talo sal balaaran oo umadda waxgaradkeedu wax ku leeyihiin la yimaadan.
Gabay Bacadle tiriyey waagii C/qaasim la doortay ayaa waxaa ku jiray mirahan”anigaa Hawiye kaa aqaan haybna kaa xige e, hido iyo dhaqan waxay u leeyihiin hagar walaalkoode, guushii walaalkood helaa ma hambalyeeyane, is hor taagu wow dhaqan asal ah hibana loo siiyey, waatey Cali Mahdi ugu hagar baxeen hoobiye iyo caaye, iska daaya labadaas sano nagu haruufeene, waxba lagama helin aan ahayn hilib walaalka cun, Caydiidna waxay uga hareen hilinkii dheeraye, C/Qaasimoo habar wacdoo hiil ka filanaayey , himaduu u qabay iyo bal daa hilib dhaqaaqe, Hunduu kaga fog nimankuu is lahaa ku hagran maayane , Sacad Cayr ka haryoow sidaad noqon ALLE oge”hadda Doofaarey iska dhaafe ninkii Hawiye ah ee xitaa Jabuuti taageersan een Nuur ku daba faylin taariikhda lagu qori, kali ah waxaa diidi kara qofkii wadaniyadiisa iyo diintiisa darteed isagoo dhowranaya aan labadaas mashruuc horey u taageersanyn.
caanageel@hotmail.com
Warkadalka.com






