Navigation
BBC Somali
Somali Links
Warka dalkabuka acc IBCBET ??
Al-Shabaab.net
Aflax
Altaqwaa.com
AllSomali.com
Allceeldheer.com
Aftahan
BBC Soomaali
Banadir-city.com
Baraawecity
Cadaado.com
Daarulcilmi
Dalkanews
Godeynews.com
Gedonet.com
Galgaduudpost
Goobjoog.net
Hillaac.net
HornAfrik Online
Ilaqosal
Jowhar.com
Kismaayonews.Com
Kismaayocity.com
kaambooni.net
MarkaCadey.net
mujaahidiin.org
Mudug Online
Onkod.net
Puntlandpost
Puntlandonline
Qaadisiya.com
Shabelle.net
Simbanews.com
Saxwah.co.cc
Somalifans.net
Somalia Online
Somaali.com
Somalitalk
shoot dead
somalidoon.com
Somalitribune
Somalinews
Somali Mirror
Somaliswiss
Wayaha.com
Xamarnews.com
Xaasid.com
Tech Blog
Image Host
Akhbaar

Ciqaabta Dilka iyo Shirqoolka Mujaahidiinta oo Ciqaabku noqotay Beesha Ceyr...(halkaan ka aqriso).

Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo soo bandhigay Muuqaalka iyo Magaca dagaalyahankii isku qarxiyey B/Weyne.(Warbixinta iyo Sawirada Mujaahidka Halka ka Aqriso).

Dagaalkii ugu adkee ee ka dhaca magaalada Muqdishu tan iyo markii ay Dalka Timid DKMG ee uu Madaxweynaha kayahaya Sharif.....(Warbixinta iyo Sawirada Halka ka Aqriso ).

Dagaalkii Deganka Wabxo iyo Meydadka Ashahado Ladidirka Galgaduud ee Sheegta Ahlu Suna Waljameeca... ( Warbixinta iyo Sawirada Alshado ladirka Halka ka Aqriso).

01/05/09 maanta oo kale sanadkii hore waxay ku beegan tahay geeridii Marxuum Macalin Aadan Xaashi Faarax Cayrow oo ahaa Hogaamiyihii Ururka Alshabaab.....(halkan ka aqriso).
Video: Halkaan Dawaao ciidamada Ethiopia oo kabaxeesa Muqdisho ee dalka Soomaaliya
Video: Halkaan ka fiirso Xoogaga Al-Shabab ee gacanta kuhaya magaalada Kismaayo.
Login
Calaamaa la Arkay: Culumo Musaalixo Sheeganeysa, Calooshood-u-shaqeystayaal, Maryo-calas iyo Ciidamo Amisom ah oo isku Weel wax ku Cunaya, Isku Cadawna ah
Cirroole, carruur iyo caamo dambe lama khaldayo. Arrintii waa caddaatay. Culumada laga sheegay inay Somaliland iyo Puntland ku dhihi jireen: annagaa kala dirnay Al-Itixaad ayaa hadda raba iney kala diraan wiilal xukunkii Ilaahay ku dhaqaya gobollo badan oo Soomaaliyeed! Shirki baa la suulinayaa; iyaguna Shariifka oo gaalo wadato bay marti-sharaf u yihiin! Waxay hoosta uga jiraan calooshood-u-shaqeystayaal horay C/hi Yuusuf qabiil ula dagaalay, Ashahaado-la-dirirkiinna ka kacsaday gaaladii. Bal hala dhowro waxa Musaalixo iyo Indho-cadde ku kordhiyaan gaalo iyo gaalo-raac.
C/Raxiim Ciise Caddoow baa yiri toban baan ka dilnay! Markuu saas leeyahay waxaa waardiyeynaya ciidamada Amisom iyo kuwa C/Qeybiid iyo Saciid-dheere! Ma 10 gaal buu dilay? Mise 10 jidgooyo dhiganeysuu dilay? Halka saaxibadiis diintii Ilaahay ku dabakhayaan Jubbooyinka, Shabeelaha Hoose, Bay & Bakool iyo Gedo oo ay shirki la dagaalayaan, xudduudii Ilaahayna oofinayaan isagu halkaas buu ka leeyahay: toban baan Halgamayaasha ka dilay! Yuu is maqashiinayaa? Hay’ado sirdoon ah.
Kalabax Kitaabkaa qaba. Qaasim waa isagii lahaa:
Caawaa la kala saarayaa caabud iyo gaale
Casho dhow waxaa is bedelin ciidan faraweyne
Culumada la dilay awliyada laga careysiiyey
Carshigaaba laga soo aqbalay cabashadoodiiye
Gabaygu saas isaguma xigin.
C/Raxiim Ciise Caddow horay baa ilma-adeerradiis Salaad Cali Jeelle iyo Maxamed-dheere Tigree garab bideen iyagoo shacabka ku sheegay gaalo. Hadda waa isagii dhowaan la shirayey Amisom si aad iskaga garab dagaalantaan. Beelo askartoodii ahayd Maxamed Cabdulle Xalane ma filayo inaad gaalnimaas ka gadi kartid. Xalane Allaha u naxariistee wuxuu lahaa:
Cadowgu bir maahee burburiya
Ciiddeyda u diida cadaawaha
Halka ina Ciise Caddow leeyahay:
Caddowgu bir weeye ka beyra
Ciiddeyda u daaya cadaawaha (Amisom).
Sidii C/hi Yuusuf u sheegay inaan Maxkamaduhu mabda’ lahayn oo ay qabiil kula dagaalayeen ayaa hadda Ashahaado-la-dirirkii waxay qireen in Indho-cadde iyo Ina Ciise Caddoow ay u arkayeen caado-qaatayaal. Waxay qabiilladoodii kula taliyeen ineysan la dagaalin Shabaabka iyo Xisbi Islaam oo dagaalkoodu dhab ka ahaa laakiin ay ka soo horjeestaan Indho-cadde iyo Ina Ciise Caddoow.
Ilaah baa mahad leh. Maanta Musaalixadii sheekadoodii iyo khiyaamadoodii waa caddaatay. Waxay isku weel wax ku cunayaan nin ku faanaya isagoo Amisom wata waxaan laayey mujaahidiintii waddanka xoreysay. Marka Muqaawamadu Ilaahay kaddib waxaa taageeraya shacabka Soomaaliyeed oo hadda shaki uga jirin cidda xaqa ku taagan.
Indho-cadde iyo Ina Ciise Caddoow waxay ka waayeen safka Muqaawamada ayaa loogu sheegay safka maryo-calasta iyo Amisom. Raggaad ku ordeysaan sheekadooda waad heysaan. Marka haddaad ku faraxsantihiin in adinka iyo Amisom la is garabwaro haddee soo socda.
Musaalaxada waxaan ku leeyahay nin Shareeco Islaam dabakhaya idin ka yeeli mahayo iney hubka iska dhigtaan oo hay’ado sirdoon dabogalaan. Marka idinkana Ilaahay baa caddeeyey khiyaamadiinnii, dadkuna waa idin ka digtoon yihiin.
Waxaa idiin haray inaad sidii Ina Ciise Caddoow afka furataan. Maanta waa kala baxay. Marka qofkii Salaad Cali Jeelle (Ina Caddow) iyo Cabdi-waal (Indhocadde) xaq u dabogala wuxuu la mid yahay qof gaal uga fadhiya inuu ku xukumo Shareeco Islaam.
Shacabka Soomaaliyeed baan aqaan oo wixii Cumar Xaashi raadinayey ayaa soo baxaya laakiin si uusan filanayey bey u dhacaysaa. Isagu wuxuu is lahaa inta dadka leysid haloo qaato in Shabaab dilay laakiin markii maalin caddey kuwa Maxkamada sheeganaya ay shacabka dhexdiisa ku dileen askar Shabaab ah ayaa la gartay in khiyaanadu ka soctay gaalo iyo gaalo-raacyo rabay in shacabka iyo Shabaab la isku diro
W/Q C/Waaxid Khaliif
Ratings
Please login or register to vote.







war illaahay ka baqa oo xasuusnaada Aakhiro war nololshan liidata ha ku bur-burinina nolosha aan dhamaadka laheyn ee Aakhiro